09/08/2026
🔥 **DAY 1 — TARTANKA 20 KILO | 12 ASBUUC** 🔥
Maanta waxaan script gareeyay oo an qoray **maalintii 1-aad** ee tartankeena cusub! fadlan daawo videogaan hadi aadan wax xog ah ka heysan https://youtu.be/WzMz9EL63h4?si=1cPfKDuEtFmHuVQF 💪🔥
12-ka toddobaad ee soo socda, ma doonayo inaan kaliya kuu sheego *waxa aad cuni lahayd iyo sida aad u tababaran lahayd*…
👉 **Waxaan rabaa inaan kula socdo.**
Maalin kasta waxaan kula wadaagi doonaa:
🍳 Dhowr quraac kala duwan
🥩 Qado kala duwan
🐟 Casho kala duwan
🏋️♀️ Workout-ka maalinta ila 5 maalin jimisigi ad samen lahed,
🔥 Iyo sababta cilmiyeed ee aan u dooranayo cuntooyinka iyo tababarka.
Cuntada waxey ka koobnaan doontaa 1500 kaloris ah,
Cunooyinka aan dooranay 😏
ukunta, mushaarida, kaluunka, hilibka lo'da, digaaga, basbaaska 🌶️🥚
Laakiin su'aashu waa…
**Maxaan basbaaska ugu daray marka aan fat loss sameynayo?** 👀
Iyo sidee ayaan 1,500 calories ugu qaybinayaa **quraac + qado + casho**, anigoo weliba tababar sameynaya?
Wax walba waxaan ku tusayaa **Day 1** — adigoo ila soconaya tallaabo tallaabo.
🔥 **TARTANKA 20 KILO — 12 ASBUUC**
📅 **DAY 1**
Haddii aad ila bilaabayso, comment ku qor:
**“DAY 1 sidoo kalena misaankaaga nala wadaag 🔥”**
🎥 **Video-ga Day 1 YouTube-ka iyo facebooka ayaan soo dhigaya dhammaan cuntada iyo workout-ka.**
**Ha daawan oo keliya — ila samee.** ❤️💪