Garsoore Saed hariir

Garsoore Saed hariir cadalad ba umada deeqda

Dream❀️
16/09/2025

Dream❀️

π—’π—™π—™π—œπ—–π—œπ—”π—Ÿ: Istvan Kovacs ayaa noqon doona xakameeyaha ciyaarya final ka ee Champions League ga taasoo u dhexaysa  Inter M...
12/05/2025

π—’π—™π—™π—œπ—–π—œπ—”π—Ÿ: Istvan Kovacs ayaa noqon doona xakameeyaha ciyaarya final ka ee Champions League ga taasoo u dhexaysa Inter Milan and PSG! πŸ‡·πŸ‡΄πŸ‡ͺπŸ‡Ί

1:Kubadu waxay u tagty gacan halkeeda joogta 2:teeda kale waxa iyaduna meesha ku jirta ciyartoygu ma xidhan kara gacanti...
11/05/2025

1:Kubadu waxay u tagty gacan halkeeda joogta
2:teeda kale waxa iyaduna meesha ku jirta ciyartoygu ma xidhan kara gacantiisa waa maya wayo masafada ay ugatimi ayaa aad u dhawayd wax dhaqaqana may samayn gacantu

Marksta ood iswaynaysiiso ama isbaladhizo Gacantaduna sidan uga baxsantahay jidhkaga wa PENELTIY.WAX KAADH AHINA MAJIRO
07/05/2025

Marksta ood iswaynaysiiso ama isbaladhizo
Gacantaduna sidan uga baxsantahay jidhkaga wa PENELTIY.

WAX KAADH AHINA MAJIRO

Mar kasta waxa la eegaya cida kubada hor tabatayCiyartoyga difaca ah waxa wuu ciyaray ama taabtay markii uu ciyartoyga w...
06/05/2025

Mar kasta waxa la eegaya cida kubada hor tabatay
Ciyartoyga difaca ah waxa wuu ciyaray ama taabtay markii uu ciyartoyga werarka ahi tabtay kubad

Tasina waa FUOL wana PENELITY

Ma jiro wax isku dhac ah ama lagu dhacay ciyartoyga Waxa uuna khiyameyay garsoorka Rafina yellow card no foul❌
26/04/2025

Ma jiro wax isku dhac ah ama lagu dhacay ciyartoyga

Waxa uuna khiyameyay garsoorka

Rafina yellow card no foul❌

No penaltiy no hanbollKubadu wa cuskasho umana jeedo ciyartoygu in uu ku ciyaaro gacanta
26/04/2025

No penaltiy no hanboll

Kubadu wa cuskasho umana jeedo ciyartoygu in uu ku ciyaaro gacanta

serious foul play 😐
13/04/2025

serious foul play 😐

Ka hor inta uuna laadin ayuu laba jeer tabty wana qalad waxana laagu ogol yahay hal mar kaliya inad tabato
12/03/2025

Ka hor inta uuna laadin ayuu laba jeer tabty wana qalad waxana laagu ogol yahay hal mar kaliya inad tabato

03/03/2025

Penaltiy or not πŸ€”

Alle walal haku naxaristo sacad naf waliba way dhimanyza sacada loogu  tala galay walaw ay kala xanun badan tahay mooye ...
20/12/2024

Alle walal haku naxaristo sacad naf waliba way dhimanyza sacada loogu tala galay walaw ay kala xanun badan tahay mooye πŸ₯ΊπŸ€²

Address

Hargeisa

Telephone

+252636899908

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garsoore Saed hariir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garsoore Saed hariir:

Share

Category