Naadiga Wasaarada Tamarta & M

Naadiga Wasaarada Tamarta & M Kooxda K/Cagta Ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL. MoEM CLUB

Kulan Saaxibtinimo.Dawlada Hoose Gebiley Vs W. Tamarta iyo Macdanta.Time: 3:30pmStadium: Mo Farah Stadium.
25/08/2026

Kulan Saaxibtinimo.

Dawlada Hoose Gebiley Vs W. Tamarta iyo Macdanta.

Time: 3:30pm
Stadium: Mo Farah Stadium.

Gudoomiyaha Kooxda Wasaradda Tamarta iyo Macdanta ayaa magacabay tababaraha iyo Tababare Ku xigeenka Kooxda.Gudomiyahu W...
24/08/2026

Gudoomiyaha Kooxda Wasaradda Tamarta iyo Macdanta ayaa magacabay tababaraha iyo Tababare Ku xigeenka Kooxda.

Gudomiyahu Waxa uu u Rajaynaya labada Macalin in Alle uu fudaydiyo Hawlaha Shaqo ee horyaala.

Ciyaartoy Hanad oo si rasmiya uga mid noqday Safka Kooxda W. Tamarta iyo Macdanta.
26/07/2026

Ciyaartoy Hanad oo si rasmiya uga mid noqday Safka Kooxda W. Tamarta iyo Macdanta.

Ciyaartoy Ahmed Nour Oo heshiis Rasmiya ugu Soo biiray Kooxda W Tamarta iyo Macdanta.Welcome Ahmed Nour Mr  #16
15/07/2026

Ciyaartoy Ahmed Nour Oo heshiis Rasmiya ugu Soo biiray Kooxda W Tamarta iyo Macdanta.

Welcome Ahmed Nour Mr #16

Ciyaartoy Hassan Carabo oo ka mid ah Ciyaartoyda ugu wanagsan Caasimada Hargeisa ayaa heshiis rasmiya uu saxeexay Kooxda...
15/06/2026

Ciyaartoy Hassan Carabo oo ka mid ah Ciyaartoyda ugu wanagsan Caasimada Hargeisa ayaa heshiis rasmiya uu saxeexay Kooxda W. Tamarta iyo Macdanta.

New season New Spirit

05/04/2026

Address

Wasaarada Tamarta & Macdanta
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Wasaarada Tamarta & M posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category