Ciyaar same

Ciyaar same UGU KAALAY WARARKII UGU DANBEEYAY EE CIYARAHA CAALAMKA & SIDAY U DHACAYAAN & FALANQAYNTOODA!?

19/09/2023
15/09/2023
Seddexda Xidig isugu soo haray Abaalmarinta xidiga sanadka YURUB,yaa ku guuleysan doona
17/08/2023

Seddexda Xidig isugu soo haray Abaalmarinta xidiga sanadka YURUB,yaa ku guuleysan doona

Pep Bidaar Love 🗣️"Messi na waa kaaga qadaa Palmer na waa kaaga Qaada See kuyeelay"😎✌️
17/08/2023

Pep Bidaar Love 🗣️"Messi na waa kaaga qadaa

Palmer na waa kaaga Qaada

See kuyeelay"😎✌️

Hadii ay Chelsea Dhameytirto Lavia Kadibna aad Iweydiiso Yaa Fiican labadan Saf Waxaan Kugu Jawaabi doonaa Si sahlan Wax...
16/08/2023

Hadii ay Chelsea Dhameytirto Lavia Kadibna aad Iweydiiso Yaa Fiican labadan Saf

Waxaan Kugu Jawaabi doonaa Si sahlan Waxaan qariyo ma haayee :

“Arsenal waxba Uma Haayo Waaba La Booba marka ay chelsea Ka hor imaadaan 😂”

Qof chelsea taagera difaacba kooxdiisa ha gashee waxa ay naadigiisa iibsan kartaa wax walba .

Chelsea macalinkooda lee jaanis ha siiyaan Horyaalkan hadii ay meel gaadi wayaan kan kale malaha wa iyaga .

Brusia dortmund waa kooxda kaliyee sanadihii ugu danbeyay lacagta ugu baden ka sameysay suuqa kala iibsiga .
15/08/2023

Brusia dortmund waa kooxda kaliyee sanadihii ugu danbeyay lacagta ugu baden ka sameysay suuqa kala iibsiga .

Chelsea ayaa si rasmi ugu dhawaaqday la wareegida Moisés CaicedoNext Lavia
14/08/2023

Chelsea ayaa si rasmi ugu dhawaaqday la wareegida Moisés Caicedo

Next Lavia

Neymar Waa Ku Daayay” Ballon’s d’re Wax la Cunaayo Miyaa Uu Leeyahay”.Europe & Champion ba ma aqaano Yaawaaye 🤣🤣🤣 inkira...
14/08/2023

Neymar Waa Ku Daayay” Ballon’s d’re Wax la Cunaayo Miyaa Uu Leeyahay”.
Europe & Champion ba ma aqaano Yaawaaye 🤣🤣🤣 inkiraat Caadi Ah.
Ar Lacagaa Aniga Xataa Dadka Inaa Ikiraa Bilaabi Lahaa Lacag Waji maleh.

✍️📷 Fabrizio

7 kulan Xiriir ah ayey galayaan bareejo,Ar kuwaanaa waa ku caajisnay tani
13/08/2023

7 kulan Xiriir ah ayey galayaan bareejo,Ar kuwaanaa waa ku caajisnay tani

Caawa waa lays hayaa Half time 1:1 ayuu ku dhacay
13/08/2023

Caawa waa lays hayaa Half time 1:1 ayuu ku dhacay

Odeygu meel kastuu tago koobab ayuu ku qadaya ma yahay kan aduunka ugu fiican kubada cagta .?
12/08/2023

Odeygu meel kastuu tago koobab ayuu ku qadaya ma yahay kan aduunka ugu fiican kubada cagta .?

Daqiiqado yar ayaa ka xiga inuu qaadi cup kisii ugu horeeyay ee uu la qaado kooxdisa al nasr kadib markii uu dhaliyay go...
12/08/2023

Daqiiqado yar ayaa ka xiga inuu qaadi cup kisii ugu horeeyay ee uu la qaado kooxdisa al nasr kadib markii uu dhaliyay goal kisii labaad ciyaarta wakhtiga dhimashada .?

Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaar same posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciyaar same:

Share

Category