12/01/2023
🚨 MAXAA KU KHALDANAA CIYAARTI XALAY ❓️
1️⃣ :- Kani Waa Ingiriis La Buun buuniyay Wax Alaale wax uu Kooxda Ku Soo Kordhinayo Ma Jirto , Man City Waa Lagu Dhacay‼️.
2️⃣ :-Kan Awalba Waa La Ogaa In Uusan Wax Tarayn Lkn Laba Ciyaarood Oo uu 3 assist Sameeyay Ma Badalayso Bandhigiisa kooxda.
3️⃣ :- Gool hayahan Waa Gool Haye Laga waalay Kuma Ciyaari Karo Kubada Lugta , U fiirso Ma Garanayo Goorta Looga Baahanyay In Uu Soo Durko , Ciyaarti Chelsea Ee Caraboa Cup ka Lugtii Ugu Horaysay Haddad Daawanaysay Muu Soo Baxayn Waadigii Ogaa Bandhigiisa.
4️⃣ :- Cidina Khalad kiisa Iskuma Hayso , Khaladka ugu Wayn Wuxu Ka Yimid Wuxuu Soo Safay Saddex Ciyaartoy Oo isku Garaba [ Palmer, Foden, iyo Grealish ].
Walker Wax Khalada uu Lahaa May Jirin Waayo Isku Day Buu Sameeyay, Mana Garanayo Wuxuu Difaac Dhexe Kala Doonay.
5️⃣ :- Waa Daalanyay Meel Uu Ku Soo Daalayba , Bandhigiisi Koob Aduunka Ka Hor Malaha umana Dhawa.
🚨 OUT IN MANCHESTER CITY ‼️
Haddad U Fiirsatay Laba Ciyaartoy ?
1️⃣ :- Waa Xidiga Lambar Six Ka Dheela Waana Xidigii Caawiyay Goolkii Labaad , Waxaana Iibisay Mancity Sub 21 ayaa Siisay £12m , Waanad Arki Karaysay Bandhigiisa Heerka Sare Ahaa.
2️⃣ :- Waa Gool hayihii Kooxda Southampton, Horana Uga Tirsanaa Mancity Sub 21 ,Laba Jeer Baa Amaah Lagu Diray Ka dib Southampton Ayaa Laga Iibiyay Lagana siisay £14m.
Waanad Arki Karaysaa Bandhiga Uu Sameeyay Second Half kii Dambe Markii Ay City Isku Dayga Ay Samaynaysay.
:- Kooxdu shaxda Ay Ku Soo Gashay Waxay Sababtay In ay Xaata Samayn Waydo Hal Shoot Oo Target ah 🎯.
Finally Nala Wadaag Aragtidaada Ku saabsan Ciyaarti Xalay ❓️.
Waa Noo Muhiim‼️