Kooxda heerka saddexaad ee Fc.Horseed

Kooxda  heerka saddexaad ee Fc.Horseed KOOXDA KUPADA CAGTAH EE HORSEED FAMILY โšฝ๏ธ๐Ÿ™
๏ฟฝ๏ฟฝ๏ฟฝ
HAN IYO HIMILO SARE ๏ฟฝ๏ฟฝ

Kooxda kubadda cagta ee ๐™›๐™˜๐™ƒ๐™ค๐™ง๐™จ๐™š๐™š๐™™ ayaa guul muhiim ah ka gaadhay ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐ฌ๐ก๐š๐ฅ๐š๐ฒ  dhiggeeda  ๐…๐ซ๐ž๐ข๐ง๐๐ฌ, 3๐ฉ๐ข๐จ๐ง๐ญ๐ฌ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐š๐ฒ๐š...
15/03/2023

Kooxda kubadda cagta ee ๐™›๐™˜๐™ƒ๐™ค๐™ง๐™จ๐™š๐™š๐™™ ayaa guul muhiim ah ka gaadhay ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐ฌ๐ก๐š๐ฅ๐š๐ฒ dhiggeeda ๐…๐ซ๐ž๐ข๐ง๐๐ฌ, 3๐ฉ๐ข๐จ๐ง๐ญ๐ฌ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ๐๐ฉ๐ญ๐š๐ฒ ๐š๐…๐š๐š๐ซ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š tartan ka socda garoonka แด.แดแดแดษขแด‡ sแด›แด€แด…แดœษชแด ๐Ÿ†

Ugu danbayn, guushani waxa ay kooxda ๐‡๐Ž๐‘๐’๐„๐„๐ƒ ka xaadirisay wareega afar dhamaadka ee tartankaas.

๐Š๐Ž๐Ž๐๐Š๐€ ๐ˆ๐๐Ž ๐๐€๐‹๐€๐๐€ ๐ข๐๐‚๐‡๐€ ๐€๐ฅ๐š๐‡ ๐Ÿ™โšฝ.๐Ÿ†

Ciyaar yahano ka mid ah kooxda xirfad wanaagsana kuleh kubada cagta, iyo mustaqbal ifaya oo kubadeedn leh. ๐Ÿ™โšฝ๏ธWaa da'yar...
07/03/2023

Ciyaar yahano ka mid ah kooxda xirfad wanaagsana kuleh kubada cagta, iyo mustaqbal ifaya oo kubadeedn leh. ๐Ÿ™โšฝ๏ธ
Waa da'yar uu ilaahay hibo ku badeed siiyey karti iyo kalsooni gaarana leh. ๐Ÿ™โšฝ๏ธ

Waana libaaxyada iyo halyeyyada ay kooxdu ku faanto h**e usocda dhalinyaro hurumar wanaagsan iyo mustaqbal ifaya idiin rajaynaynaa.โšฝ๏ธ๐Ÿ™

{Apdisamad  Deeq AwaaLe}.. oo Lo garan og yahay (ASMAR) kuna suntan lanparka 3๏ธโƒฃ3๏ธโƒฃ waa  DaaFaCayada Kooxda  heerka sadd...
03/03/2023

{Apdisamad Deeq AwaaLe}.. oo Lo garan og yahay (ASMAR) kuna suntan lanparka 3๏ธโƒฃ3๏ธโƒฃ
waa DaaFaCayada Kooxda heerka saddexaad ee Fc.Horseed ee mustaqbal ku leh kubada cagta wuxu isku darsaday akhlaaq iyo kubad wanaag โšฝ๏ธ
marwalpa wuxuuku hamiyaa inuu kooxdisa markste guuLo waa weyn gaaarsiiyo โšฝ๏ธ๐ŸฅˆBest player
Hlka iyo meel kasarysapa wanu ku rajaynaynaa h**e Usocod WanaagsaN

Never gives Up โšฝ๏ธ๐Ÿ’ช๐Ÿ˜Š

Guray stadium  Galabta waxan ku dheelnay Game keeni koowaad ee Groupyada waxana Dheelnay kubada aad uqurux badan guulna ...
23/02/2023

Guray stadium Galabta waxan ku dheelnay Game keeni koowaad ee Groupyada waxana Dheelnay kubada aad uqurux badan guulna waan uqalanay lkn Way noosamixi waysy oo 1:1 ayay kudhamaaty waxa goal ka noo ansixiyay mawliid Yuusuf Ciise.mr mallo waxan Rajaynayna game kan game ka xiga inaa wixi qalada soo saxno anago sidan ka adagna nimaano i.a โš’๏ธโšฝ๐Ÿ‘๐Ÿ’ฏ

Qaybo Ka Mida   hard Training  Maalinlaha Ahaa Ee Kooxdu   Qadanaysay โšฝ๏ธ๐ŸƒDadaal Aan Joogsi LahaynIncha Allah โšฝ๏ธ๐Ÿ™Like and...
19/02/2023

Qaybo Ka Mida hard Training Maalinlaha Ahaa Ee Kooxdu Qadanaysay โšฝ๏ธ๐Ÿƒ

Dadaal Aan Joogsi Lahayn
Incha Allah โšฝ๏ธ๐Ÿ™

Like and shere coment ๐Ÿ™

๐Ÿ™we never give Up still we are Horseed Fc๐Ÿ’ช

FC HORSEED KooX  QaYRKOOD DhaFaY  ๐Ÿ†โšพ๏ธ โšฝ๏ธ๐Ÿ’ช๐Ÿฅ‰
10/10/2022

FC HORSEED KooX QaYRKOOD DhaFaY ๐Ÿ†โšพ๏ธ โšฝ๏ธ๐Ÿ’ช๐Ÿฅ‰

Waa ciyaar  yaHaN Ku SiFaYsaN AKhLaaQ  ciyaaar waNaag  isagoo  ka TirsaN ciyaartooyada  ugu khiBrada  BadaN  Kooxda  waa...
09/10/2022

Waa ciyaar yaHaN Ku SiFaYsaN AKhLaaQ ciyaaar waNaag isagoo ka TirsaN ciyaartooyada ugu khiBrada BadaN Kooxda waa ciyaar yahaN kooxda uga CiyaaraH Dhex8๏ธโƒฃ WaxaNu kaTir SaN YaHaY LaF DhaBaRTaH Kooxda ApdiraszhiiT seaT AHMED ๐Ÿ’บ โšฝ๏ธ๐Ÿฅ‰ ใ€ŠPoGpaH ใ€‹

Hormar wacan iNTaH iYo In Ka BaDaN ๐Ÿ’ช๐Ÿฅ‰โšฝ๏ธ

DuFaacii ugu ADkaa Abid Weeye kaNu ShaKi La.aaN.KaN La JiraH iyo kaN ka soo Hor jeedaba waa  Dufaac  aY shaki La.aan isl...
08/10/2022

DuFaacii ugu ADkaa Abid Weeye kaNu ShaKi La.aaN.

KaN La JiraH iyo kaN ka soo Hor jeedaba waa Dufaac aY shaki La.aan isla qireen inuu yahay Lama dhaafaan ay adagtahay ina Lagu digto kooxda uu maTaLo.

Mohmet chama ALi NaaNi QaLpi Dufaaaaac .โšฝ๏ธ4๏ธโƒฃ

KhaLiD  khadar Hussain  mid  kamida  WERER Ka   ugu  wanagsn kooxda AyNa ku duusho waana mid ay Adagtahay iN La xakameey...
27/09/2022

KhaLiD khadar Hussain mid kamida WERER Ka ugu wanagsn kooxda AyNa ku duusho waana mid ay Adagtahay iN La xakameeyo Darbadiisa Daron dooriga udhaca ee ku wajahan Goosha . โšฝ๏ธ

Dhamaan koxdu waxay Ku Ledahay guuLayso Markasta ๐Ÿ’ช

KULANKI  XISAHA  BADANA  EE FC  HORSEED GUUL  MUHIIMA  HORSEED  2. VS  0 BIRJEEX โšฝ๏ธ
24/09/2022

KULANKI XISAHA BADANA EE FC HORSEED

GUUL MUHIIMA HORSEED 2. VS 0 BIRJEEX

โšฝ๏ธ

ASC HORSEED PHAMILY. ๐Ÿ‘๐ŸฅฐBARI GALAP WAXAN  CIYAAR SAXBTINIMO LA DHEELI DONNA DHIGEENA .BIRJEEX FC.HORSEED VS .BIRJEEX .โšฝ๏ธK...
23/09/2022

ASC HORSEED PHAMILY. ๐Ÿ‘๐Ÿฅฐ

BARI GALAP WAXAN CIYAAR SAXBTINIMO LA DHEELI DONNA DHIGEENA .BIRJEEX FC.

HORSEED VS .BIRJEEX .โšฝ๏ธ
KICKOFF 4:20pm
(FRIENDLY MACH)

BARI GALAP WAXAN CIYAAR SAXBTINIMO LA DHEELI DONNA DHIGEENA .BIRJEEX FC.

HORSEED VS .BIRJEEX .โšฝ๏ธ
KICKOFF 4:20pm
(FRIENDLY MACH)

Address

Hargeisa

Telephone

+252633064127

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxda heerka saddexaad ee Fc.Horseed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kooxda heerka saddexaad ee Fc.Horseed:

Share

Category