08/03/2024
Ogayziiz ogayziiz ogayziiz
Fiifa hiil waxay ogayzinayzaa Dhaman ciyartoyada mamulka magalada wajale in la bilabi doono warega bizha Ramadan kaas oo lagu qaban doono Gazhaan stadium
Hadaba waxan idinka codzanaynaa inaad kentan liistada 09/03/2024 zabtida inzha Allah 0633758716 ama 0634670880
Alla mahadleh