22/07/2024
Madaza Grip waa liquid powder kaas ka saacidaya goorta ciyareysa Gymta, waxa oo ka yareynayaa farra dhididka, gacanta ku adkeynayaa marka aad bir culus sida Deadlift, pull ups iwm.. qadeysid si aysan kaaga siiban.