Truecable Sports

Directions Website Contact the business

Truecable Sports Soo Gudbinta Wararka iyo Xogaha Gaarka ah ee Ciyaaraha Dalka isla Marka ay Dhacayaan
(1)

02/11/2026

Waa Kan Dhakhtarkii Ku Gulaystay Qaliinkii Ciyariyahan Aflax Yare Fariina u diray Bahda Sportska

02/11/2026

Qaliinka Wakhti Badan Qaatay ayu Galay Ciyariyahan Aflax```Gudomiye Kamaal Maxamed Yuusuf

𝐒𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐐𝐨𝐫𝐢-𝐓𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐄𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚  𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐌/𝐉𝐞𝐞𝐱.
01/11/2026

𝐒𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐐𝐨𝐫𝐢-𝐓𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐄𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐌/𝐉𝐞𝐞𝐱.

Xoghayihii h**e ee Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Cabdirisaaq Pirlo, ayaa ammaanay doorka Dr. Abdinur Garcadde ee d...
29/10/2026

Xoghayihii h**e ee Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Cabdirisaaq Pirlo, ayaa ammaanay doorka Dr. Abdinur Garcadde ee daaweynta dhaawacyada ciyaartoyda kubadda cagta.

“Dr. Abdinur Garcadde waxa uu soo nooleeyey rajadii ciyaartoy badan oo dhaawacyo ka soo gaadheen kubadda cagta,”

29/10/2026

Dareenka Gulaystayashii Kulankii Xarunta Carbinta ee Guul Sport Center

Sawiro: Kulanka  Finalka Team Blue vs Team Green oo Ka wada Tirsan Guul sport Center
29/10/2026

Sawiro: Kulanka Finalka Team Blue vs Team Green oo Ka wada Tirsan Guul sport Center

27/10/2026

Wasiir tadhase oo Ubaxle Cafeteria kula shaaheeyey Dhalinyarada Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31may ee caasimadda Hargeysa.

26/10/2026

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐠𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐰𝐚𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐢𝐲𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞:𝐊𝐡𝐚𝐝𝐚𝐫 𝐉𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐉𝐚𝐦𝐚𝐜

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Md.𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝘂𝗱 (𝗝𝗶𝗶𝗱𝗵...
20/10/2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Md.𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝘂𝗱 (𝗝𝗶𝗶𝗱𝗵𝗲) ayaa maanta Xilkii U kala Wareejiyey labada Agaasime Waaxeed Agaasimihi H**e , Jamal Cabdi Axmed Iyo Agaasimaha Cusub Khadar Xuseen Jaamac ee Waaxda Garoomada WDh&ciyaaraha.

Xil-wareejintani waxay qayb ka tahay hannaanka kala-dambaynta, isla-xisaabtanka iyo sii wadidda hawlaha hay’adaha qaranka.

𝗔𝗹𝗹𝗮 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗟𝗲𝗵.

Address

Flatt 18 Home Tower Duddeston Manor Road
Birmingham
B74QF

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Truecable Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Truecable Sports:

Shortcuts

Share

Category

Nearby gyms & sports facilities