Coach Ayderus Hassen Edris

Coach Ayderus Hassen Edris to find young people who love sports

Top sports Jigjiga
30/08/2026

Top sports Jigjiga

29/08/2026

Top Sports Jigjiga.Ethiopia

🎙️ Anigoo ku hadlaya codka dhalinyarada caasimadda, waxaan dowladda ka codsanaynaa in la sameeyo lana soo celiyo garooma...
22/08/2026

🎙️ Anigoo ku hadlaya codka dhalinyarada caasimadda, waxaan dowladda ka codsanaynaa in la sameeyo lana soo celiyo garoomadii ciyaaraha ee h**e, si dhalinyaradu u hesho goobo ay hibadooda iyo kartidooda ku soo bandhigaan. ⚽️

Waxaan si gaar ah u codsanaynaa in la dayactiro oo dib loo hawlgeliyo garoomada ay ka mid yihiin Jigjiga High School, TTC, Ahmed Guray, Waanow iyo Sheekh Cabdisalaan, lana geliyo cagaf-cagaf si loogu diyaariyo ciyaaraha.

👉 Dhalinyaradu garoomo ayay u baahan yihiin, garoomaduna waa mustaqbalka dhalinyarada.

Top sports Jigjiga Ethiopia
18/08/2026

Top sports Jigjiga Ethiopia

Alx waxaa maanta ii soo idlaaday wareegii labaad ee tababarka  CAF LICENSE  oo ka socday Magalada dire dawa  ishaa allag...
16/08/2026

Alx waxaa maanta ii soo idlaaday wareegii labaad ee tababarka CAF LICENSE oo ka socday Magalada dire dawa ishaa allag wareega 3 ee dhamaadka
Allaha igu simo

waa maalintii 4-aad ee CAF C Licence Coaching Course-ka, waxaana lagu wadaa Dire Dawa, Ethiopia.
13/08/2026

waa maalintii 4-aad ee CAF C Licence Coaching Course-ka, waxaana lagu wadaa Dire Dawa, Ethiopia.

Inkastoyn dharaar adagDhalinyaro u nahay waliQof u dhabar adaygooDhaxal reebi kara noqo
09/08/2026

Inkastoyn dharaar adag
Dhalinyaro u nahay wali
Qof u dhabar adaygoo
Dhaxal reebi kara noqo

Tababarkii CAf C License   Aan ku diyaarinyay alx
08/08/2026

Tababarkii CAf C License
Aan ku diyaarinyay alx

Kusoo dhawoow caasimada umada soomaaliyeed ee jigjiga
03/08/2026

Kusoo dhawoow caasimada umada soomaaliyeed ee jigjiga

⚽ Ku soo dhawoow Midnimo Football Academy!Halka hibada la ogaado, lagu kobciyo, laguna gaadhsiiyo heer sare.
01/08/2026

⚽ Ku soo dhawoow Midnimo Football Academy!

Halka hibada la ogaado, lagu kobciyo, laguna gaadhsiiyo heer sare.

Address

Addis Ababa
01

Telephone

+251912434500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Coach Ayderus Hassen Edris posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Coach Ayderus Hassen Edris:

Shortcuts

Share