Suuq Yare

Suuq Yare Suuq'Yare Fc De Greatest Team All The Time. �

Natiijada Maanta Suuq_Yare B. (6). Vs.  Suuq_Yare. C (4)
31/08/2026

Natiijada Maanta

Suuq_Yare B. (6). Vs. Suuq_Yare. C (4)

Kulanka Galabta Insha AllahGaroonka Kulmiye Stadium🏟️
31/08/2026

Kulanka Galabta Insha Allah

Garoonka Kulmiye Stadium🏟️

Full Time SUUQ_YARE (i) 3.  Vs SUUQ_YARE (G) 2
27/08/2026

Full Time

SUUQ_YARE (i) 3. Vs SUUQ_YARE (G) 2

Kulanka Galabta Iyo Garoonka Cifow Stadium
27/08/2026

Kulanka Galabta Iyo Garoonka Cifow Stadium

Kulanka Galabta Insha allah iyo Garoonka Kulmiye Stadium
24/08/2026

Kulanka Galabta Insha allah
iyo Garoonka Kulmiye Stadium

Asc Maamulka,Macalimiinta,Cayaaryahanada ii Tageeryasha  kooxda waxay dhamaantooda Farxadda Qalin Badalashada Laqaybsana...
18/08/2026

Asc Maamulka,Macalimiinta,Cayaaryahanada ii Tageeryasha kooxda waxay dhamaantooda Farxadda Qalin Badalashada Laqaybsanayaan,Ciyaaryahanka Teamka Oo Maantay Difaacday Buugga Herka 1aad Ee Jaamacadda.




Page: LIKE NOO SAARA SHARE SII DHEH

Natiijada Kulanka Maanta  D. 0  Vs.    E 0
13/08/2026

Natiijada Kulanka Maanta

D. 0 Vs. E 0

Kulanka Galabta Insha allah Garoonka Cifow Stadium
13/08/2026

Kulanka Galabta Insha allah

Garoonka Cifow Stadium

Kulankii Galabta Wuxuu Kusoo Dhamaaday  A 6-3   C         FORCE OUR TEAM SUUQ'YARE🔥🦁🔥
12/08/2026

Kulankii Galabta Wuxuu Kusoo Dhamaaday

A 6-3 C


FORCE OUR TEAM SUUQ'YARE🔥🦁🔥

RASMIWaxaa galabta furmi doona  koobkii sanadlaha ee SUUQ'YARE CUP, sanadkan wuuka xamaasad badan yahay sanadadii h**e, ...
12/08/2026

RASMI

Waxaa galabta furmi doona koobkii sanadlaha ee SUUQ'YARE CUP, sanadkan wuuka xamaasad badan yahay sanadadii h**e, waxaa ka qeyb gali doonta ilaa 9-koox, waxa lagu kala ciyaaraa Salaxyada iyo , waxan rajaynenaa si qurux badan inu noogu bilawdo nooguna soo dhamaado Insha Allah.

Galabta koobka waxa lagu furaa Salaxa
Labada koox lagu furi doono waa

A iyo C
Waxan ka cudur daranenaa maadaama koobku bilaw yahay iyo labada koox an sawiradooda la heynin balse wixii galabta dhaafsan wa idinla wadaagi doonnaa Insha Allah🙏

Address

Muqdisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuq Yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share