Abdulkader qayzka

midNimo TaEam 🔥♥️⚽️
04/07/2025

midNimo TaEam 🔥♥️⚽️

Hello finaL Midnim0 TEaM 🔥🔥
05/05/2025

Hello finaL

Midnim0 TEaM 🔥🔥

WeLcomE chpyL tEamku wa teamkagii 🔥✌👌
28/08/2024

WeLcomE chpyL tEamku wa teamkagii 🔥✌👌

WeL comE zpyL w. GADiDka🔥💙
09/08/2024

WeL comE zpyL w. GADiDka🔥💙

ALXMDULILAH CHAMP3NS🤏🏆🥇waxa maanta soo dhamaaday  Kaaso iLaHay noo qoray inan champions 2024 Aanu noqono Hampalyo dhamaa...
10/06/2024

ALXMDULILAH CHAMP3NS🤏🏆🥇

waxa maanta soo dhamaaday
Kaaso iLaHay noo qoray inan champions 2024 Aanu noqono Hampalyo dhamaan teamka,Gudiga iyo taagerayashiisa Hampalyo Hampalyo

Midnimo team 1-0

Waxa goalka madiga teamka u saxeexay

⚽️

AXLMDULILAH MAR WALPA 🤲🏻

DHOOLAL CUP 2024 🏆INSHA ALLAH MAANTA OO AY TARIIKHDU KU BEEGAN TAHAY JUNE,10,2024 WAXA SOO GABA-GABOODAY CUP KII   EE KA...
09/06/2024

DHOOLAL CUP 2024 🏆

INSHA ALLAH MAANTA OO AY TARIIKHDU KU BEEGAN TAHAY JUNE,10,2024 WAXA SOO GABA-GABOODAY CUP KII EE KA SOCDEY MUUMIN DHOOLAL STADIUM HALKAS OO ILAHAY NO QADARAY INAN K**A DAMBEYSTA ISKA SOO XAADIRINO DHAMAAN ,GUDI,MACALIMIIN IYO OO ISKU DUUBAN WAXAN INOO RAJAYNAYAA GUUL IYO KUPAD WANAGZAN OO AKHLAAQADI KU DHEEHAN TAHAY INSHA ALLA🤲🏻

Midnimo team 🆚

2️⃣:3️⃣0️⃣⌚

Haaji Daahir Stadium 🏟

ALXAMDULILAH ILLAHAY AYA MAHADLEh 🤲🏿Nagu Guleyay tartanki   ka socday garonka   TARTANKASON SI QURUX BABAN UGA SOO MUQAN...
08/04/2024

ALXAMDULILAH ILLAHAY AYA MAHADLEh 🤲🏿
Nagu Guleyay tartanki ka socday garonka
TARTANKASON SI QURUX BABAN UGA SOO MUQANAY YADON HAL MATCH NAGALA BADIN HAL GOALNA NAGA DHALAN ILLAHAY AYA MAHAD LEH
JAWA İSTİ LA BIXIYAYNA AAN SI WANAGSAN UGA SOO MUQANAY

ILLAHAY WAXAN KA BARYAYNA INU TUSBAX FURTAY NOGA DHIGO ❤️🏆🥇

RAMADANCUP2024 I.a maaNta oo ay taarikHdu tHy 28/3/2024 wxn La ciyaaraYna Naadiga       kupad Qurux badan O AkhLaaQiNa K...
28/03/2024

RAMADANCUP2024

I.a maaNta oo ay taarikHdu tHy 28/3/2024 wxn La ciyaaraYna Naadiga kupad Qurux badan O AkhLaaQiNa Ku dheHaN tHy Labada dhinaC ba
Midnimo team 🆚️ Jounier Shakhter Borama

BILE STADIUM 🏟

4️⃣:0️⃣0️⃣ ⏰

GuuL Insha allaH Midnimo 💪🏻

FINAL MAAYIR BARADHE CUP 🏆 I.a Beri oo ay taarikHdu taHay 8/march/2024 waxaanu ciyaari doona FINAL mach kii ugu dambeyay...
07/03/2024

FINAL MAAYIR BARADHE CUP 🏆

I.a Beri oo ay taarikHdu taHay 8/march/2024 waxaanu ciyaari doona FINAL mach kii ugu dambeyay koobka Dhamaan teamka oo isku duubaNa wuxu u bixi doona gobolka gabiLey Halkaz oo Lagu marti galiyey k**a dambeyzTa FINALKA cup kA.


Midnimo team 🆚️

3️⃣:0️⃣0️⃣⌛

🏟

INSHA ALLAH GUUL BAN INOO RAJAYNAYA IYO SAFAR KHEYR QABA MIDNIMO FAMILY

Natiiijada ciyartii maaNtA LugTa kowaad Ee SEMI FINALKA    Midnimo team 1-0    waxa goaLka teamKA u saxeexay Zahal Haji ...
21/02/2024

Natiiijada ciyartii maaNtA LugTa kowaad Ee SEMI FINALKA

Midnimo team 1-0

waxa goaLka teamKA u saxeexay

Zahal Haji ⚽️

ALXMDULILAH ILAHAY AYEY MAHADO DHAN U SUGNAATAY CAAFIMAD QAB INOOGU ZO DHAMEYEY🤲🏼

SEMI FINAL MAYIR BARADHE CUP 🏆              MACH DAY Midnimo team 🆚      🏟  2️⃣:3️⃣0️⃣🕒 I.A GUUL IYO KUPAD AKHLAAQADI KU...
21/02/2024

SEMI FINAL MAYIR BARADHE CUP 🏆

MACH DAY

Midnimo team 🆚


🏟
2️⃣:3️⃣0️⃣🕒


I.A GUUL IYO KUPAD AKHLAAQADI KU DHEEHAN TAHAY INOO RAJAYNAYA DHAMAAN 🤲🏼💪🏻

ALXMDULILAH NATIIJADA CIYAARTII MAANTA 💪🏻🤲🏻🥰             3️⃣IMPORTANT POINTS Midnimo team 2️⃣:0️⃣    WXA GOLASHA TEAMKA ...
13/09/2023

ALXMDULILAH NATIIJADA CIYAARTII MAANTA 💪🏻🤲🏻🥰
3️⃣IMPORTANT POINTS

Midnimo team 2️⃣:0️⃣

WXA GOLASHA TEAMKA U SAXEEXAY
⚽️
⚽️

AlxmduLiLaH Alle ayaa maHad isKa LeH 🤲🏻🦁

FORCE MIDNIMO 🦁💪🏻⚔❤

Address

Jigjiga Yar Hargeisa
Muqdisho

Telephone

+252637091461

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulkader qayzka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdulkader qayzka:

Share