29/01/2024
Waxaan u hambaliyenayaa Ururka Kubadda Cagta Galmudug oo ah Xubin ka mid ah Xubanaha Xiriirka Somaliyeed ee kubadd Cagta oo Xulkooda kubadda Cagta Galmudug noqotay Champion ka Tartanka Dowlad Goboleedyadda iyo Gobolka Banaadir Sanadkaan 2024.
Hambaliyo Galmudug State ππβ½οΈ
Sidoo Kale Ururka Kubadda Cagta Hirshabelle Kooxda Xulka Hirshabelle waan u hambaliyenaya dadaalka eey muujiyeen ciyaarta oo ah guul iyo Guuldaro.
Dhamaan Ururadda kubadda Cagta iyo Gobolka Banaadir waan u hambaliyenaya dadaalka soo nooleynta kubadda Cagta. Dhamaan inta qeybta ka ahaa Tartanka Dowlad Gobaleedyadda iyo Gobolka Banaadir oo kala ah Heyβadaha Amniga iyo Wasaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha DF.
Si la mid ah Saraakisha abaabulka Tartanka ee Gudiga tartamadda Xiriirka Somaliyeed ee kubadda Cagta.
Hambaliyo ayan lee yahay kooxda Galmudug ππβ½οΈ