Shabeelle Tv

Shabeelle Tv Warar,Wareesiyo kusaleesan Xaqiiqada kalla soco Galmudug Tv Fadlan kuso biir Page kan like iyo follow Saar Mahadsanidiin

28/06/2020

ARIIR_AXMED NEW SONG ALLOW YAA BAXA CAWA QOF JACAYL INU KU DÀLXIISO GOBOLADA SOMALIA MATION SO DHEH 🎧

15/08/2016

Sidii caadada ahayd kooxda Real Madrid ayaa wada galay sawir xasuus ah kadib markii ay heleen abaalmarinadii lagu bixinayay xaflada FIFA ee The Best ee isniintii ka dhacday London.

Waa sawiro ay galayeen tan ilaa sanadkii 2016 iyaga oo ku guulaystay 31 abaalmarin oo shaqsi ah oo kala duwan laguna aqoosaday dadaalka xiddigaa Los Blancos iyo in ay haysto xiddigaha ugu fiican adduunka.

Cristiano Ronaldo oo haatan ka tagay kooxda ayaa kaligii ku guulaystay 11 abaalmarin markii uu joogay kooxda ku ciyaarta Estadio Santiago Bernabeu halka xiddigaha Modric, Sergio Ramos, Marcelo, Raphael Varane, Toni Kroos, Keylor Navas, Thibaut Courtois & Zinedine Zidane sidoo kale ay heleen abaalmarin ay bixiso UEFA,FIA iyo Ballon d’Or Tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedkii 2016

31 Abaalmarin ee ay ku guulaysteen xiddigaha Real Madrid waa in aynu diirada saarno Zidane oo ku guulaystay abaalmarinta tababarihii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii h**e iyo Labadii abaalmarin ee Luka Modric.

Waxa kaliya ee xiddiga reer Croatia ka maqan haatan ayaa ah Ballon d’Or-ka kaas oo lagu dhawaaqi doono December xiddigaha u tartami doona abaalmarinta Ballon d’Or-ka.

Waxaaa Galabta studiom kuunis kuwada Kulmidoona  Tartanka xiisaha badan maamul Goboleedyada Banadir Iyo Galmudug sacadu ...
20/07/2016

Waxaaa Galabta studiom kuunis kuwada Kulmidoona Tartanka xiisaha badan maamul Goboleedyada Banadir Iyo Galmudug
sacadu 3:30pm xilka muqdisho

Address

Sodonka
Muqdisho

Telephone

615803282

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabeelle Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category