Abdalla

Abdalla it's me

Halkani waa bacaadwayn waxa lagubayana waa cawaale oo ay kumaan qof oo somali ah u dhinteen.Ilaa goorma baa naloo jilaya...
15/03/2024

Halkani waa bacaadwayn waxa lagubayana waa cawaale oo ay kumaan qof oo somali ah u dhinteen.

Ilaa goorma baa naloo jilayaa film aanan dhamaad lahayn?

26/12/2023

Qofkaasu waa mintid hadaad maqli jirtay waa tan.

🇪🇬 Mohamed Salah is incredible:👕 25 games⚽️ 16 goals🎯 8 assists🤝 24 goal contributionsKING! 👑
26/12/2023

🇪🇬 Mohamed Salah is incredible:

👕 25 games
⚽️ 16 goals
🎯 8 assists
🤝 24 goal contributions

KING! 👑

🚨kawaran hadii suuqa bishan January ay Chelsea saan samayso🚨Ay iska iibisoGallagher🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿£60MChilwell🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 £40MCucure...
26/12/2023

🚨kawaran hadii suuqa bishan January ay Chelsea saan samayso🚨

Ay iska iibiso

Gallagher🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿£60M
Chilwell🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 £40M
Cucurella🇪🇸 £35M

Soona iibsato

Gyokeres🇸🇪 £87M
Diomande🇨🇮 £69M

Qasaaro mise Faa'ido?

Tottenham ayaa xiisaynaysa saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Gallagher aduun lacageed dhan £40M.Makula tahay...
26/12/2023

Tottenham ayaa xiisaynaysa saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Gallagher aduun lacageed dhan £40M.

Makula tahay in Chelsea ay iska iibinayso xidigaan?

🇪🇸 Pep Guardiola:👔 15 xilli ciyaareed🏆 37 koob Kani waa GOAT ka tababarayaasha 🔥❤️
26/12/2023

🇪🇸 Pep Guardiola:

👔 15 xilli ciyaareed
🏆 37 koob

Kani waa GOAT ka tababarayaasha 🔥❤️

Magacyada ciyaartoyda galmudug1. Wiil hoog2. Habaarane 3. Kaligii duul4. Wadne qabad5. Kaabaan laqe6. Mayd canaante 7. C...
24/12/2023

Magacyada ciyaartoyda galmudug

1. Wiil hoog
2. Habaarane
3. Kaligii duul
4. Wadne qabad
5. Kaabaan laqe
6. Mayd canaante
7. Cadow yuurura
8. Saalbo
9. Dhaawac karsade
10. Dhiig sokeeye
11. Af shilke

Iyo tababaraha oo ah Canjeex hhhhhh

West Ham 2-0 manchester united Ma waxaa jira dad wali ka xanaaqa guul darada manchester united 😅
23/12/2023

West Ham 2-0 manchester united

Ma waxaa jira dad wali ka xanaaqa guul darada manchester united 😅

⚽️ Gool dhaliyayaasha igu sareeya sanadkan sii dhamaanaya ee 2023:🇫🇷 Kylian Mbappe: 52 goal🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Harry Kane: 52 goals ...
23/12/2023

⚽️ Gool dhaliyayaasha igu sareeya sanadkan sii dhamaanaya ee 2023:

🇫🇷 Kylian Mbappe: 52 goal
🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Harry Kane: 52 goals
🇵🇹 Cristiano Ronaldo: 51 goal
🇳🇴 Erling Haaland: 50 goal

🔥🔥🔥🔥

🇪🇸 Rodri, khadka dhexe ee daafaca ugu fiican adduunka hadda:🌟 Ciyaaryahankii ugu fiicnaa Champions League xilli ciyaaree...
23/12/2023

🇪🇸 Rodri, khadka dhexe ee daafaca ugu fiican adduunka hadda:

🌟 Ciyaaryahankii ugu fiicnaa Champions League xilli ciyaareedkan
🏅 UEFA Nations League Player of the Tournament
🌍 Ciyaaryahankii ugu fiicnaa koobka kooxaha aduunka

Ciyaartoyga ugu sarreeya! ⚽️

Address

Mogadishu

Telephone

+252615461815

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdalla posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdalla:

Share

Category