Kubadda Cagta Deg Boondheere

Kubadda Cagta Deg Boondheere Waxaa Lagu Dhiira Galinayaa Page kaan Dhamaan Ciyaartoyda Degmada Boondheere

TacsiAsc dhmn gudiga sports degmada boondheere waxaa halkaan ugu tacsi ugu darayaa macalinka 3aad ee degmada Boondheere ...
24/09/2024

Tacsi
Asc dhmn gudiga sports degmada boondheere waxaa halkaan ugu tacsi ugu darayaa macalinka 3aad ee degmada Boondheere macalimuu mowlana oo maanta aabihiis ku geeriyooday degmada qoryooley ee gobolka sh/hoose

Bandhiga maanta ee Kooxda Boondheeraawiyaasha  wuxuu ahaa mid sare GUUSHU waa halkeeda.Guuldarada maanta ma aha mid koox...
17/09/2024

Bandhiga maanta ee Kooxda Boondheeraawiyaasha wuxuu ahaa mid sare GUUSHU waa halkeeda.

Guuldarada maanta ma aha mid koox wax dooneeysa niyad jebin karta ee waa mid CIIL & CARO togan dhaliya Laakiin Ogaada GUUSHU waa halkeeda.

Guddiga, Maamulka, Cayaartooyda & Taageerayaasha waxaan leenahay dadaalkiina meesha ka wada anagoo og in GUUSHU tahay halkeeda.

Rajada Boondheeraawiyaasha wali waa halkeedii, dareenka tifoosayaashana waa mid sareeya anagoo og in GUUSHU tahay halkeeda.

Maamulka Cayaaraha

Wargalin Deg Deg ah17/9/2024 Ujeedo wargalin Biri waxaa  ciyaarayo ciyaartoyda dagmada Bondheere Kulankeena 2aad Ciyaart...
16/09/2024

Wargalin Deg Deg ah

17/9/2024

Ujeedo wargalin

Biri waxaa ciyaarayo ciyaartoyda dagmada Bondheere
Kulankeena 2aad
Ciyaarta h**e ayaa lee nahay biri insha'Allah
marka waxaa Nagala Rabaa inaa garab iyo gaashaan unoqono dhamaan dhalinyarada biri waxaa rabnaa inee so wada xadiraan si aan u dhirigilino ciyaartoyda dagmada

waqtiga aan ilaalino biri ciyaar h**e ayaan Leenahy
12:00PM dagamada aan xadir Ku noqono insha'Allah

Mahadsanid πŸ™πŸΏπŸ’―

Xigasho: Daadir Boss Boondheere

15/09/2024

Dhiirigelinta Boondheeraawiyaasha waa mid aan u taagan nahay daqiiqad walba. Mahadsanid Xaaji Aadan Cabdulle Mahdi & Odayaasha Boondheere.

14/09/2024

Macallinka United Af Dhuub Boys Maxamad Siiddii Goobe waa dhiirigeliyaha Kooxda Boondheeraawiyaasha.

Boondheeraawiyaasha oo dhan waliba ka mideysan ayaa wajahaya tartamada koobka Degmooyinka Gobolka iyo Degmada Balcad.Mah...
13/09/2024

Boondheeraawiyaasha oo dhan waliba ka mideysan ayaa wajahaya tartamada koobka Degmooyinka Gobolka iyo Degmada Balcad.

Mahadsanid Guddoomiyaha Boondheeraawiga ah Md Abdullahi Jaahweyn.

13/09/2024

Boondheeroow Libaax

13/09/2024

Bandhiga taageerayaasha BOONDHEERAAWIYAASHA

Boondheeraawiyaasha oo kulankoodi koowaad soo bandhigay awood iyo farsamo loo wada riyaaqay inkastoo kulanku ku soo dham...
12/09/2024

Boondheeraawiyaasha oo kulankoodi koowaad soo bandhigay awood iyo farsamo loo wada riyaaqay inkastoo kulanku ku soo dhamaaday barbar dhac 0 & 0 ah.

Boondheere GUUL

11/09/2024

Goos gooska kulankii caawa Kooxda iyo bulshada Boondheeraawiyaasha oo ka dhacay hoolka Degmada.

Mahadsanid Qalinle

Address

Boondhere
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kubadda Cagta Deg Boondheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category