26/02/2026
π Furitaanka Ramadan Cup 2026 β½π
Waxaa si rasmi ah loo shaacinayaa Furitaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Bisha Barakeysan ee Ramadan (Ramadan Cup) oo ka dhacaya Xarunta Degmada
Degmada Shibis. 2026
π
Taariikhda Furitaanka: (27-02-2026 )
π Waqtiga: ( 3:30 PM )
π Goobta: Xarunta Degmada Shibis
β³οΈMatch Day ( 1 )
Alta Shibis π€π€ Huyhuyda
Tartankan wuxuu ujeedkiisu yahay:
β’ Is dhexgalka bulshada
β’ Kobcinta ciyaaraha futsal/kubadda cagta
β’ tartanka Odayaasha Cuslaatay bisha Ramadan
Dhamaan kooxaha, ciyaartoyda, iyo taageerayaasha kubadda cagta si sharaf leh ayaa loogu codsanaa inay kasoo qeyb galaan furitaanka tartanka si loo bilaabo ciyaaro xiiso leh oo Ramadan lagu qabto xarunta degmada shibis