Osman

Osman Football Analyst ⚽️

AFC Bournemouth vs Liverpool live ku jiraa
20/09/2026

AFC Bournemouth vs Liverpool live ku jiraa

AFC Bournemouth vs Liverpool FC. | Check out Osman LFC's LIVE streams on TikTok! Watch, follow, and discover the latest content from Osman LFC.

LIVERPOOL FC Waa aragteen waxa ku dhacay Arsenal iyo Chelsea 🤣🤣 weekend ha iga qasinina 😭
19/09/2026

LIVERPOOL FC
Waa aragteen waxa ku dhacay Arsenal iyo Chelsea 🤣🤣 weekend ha iga qasinina 😭

Waa kaas David Raya waa fashil hadii banaanka laga soo tuuro wuxuu wataa 20.6% goal hayaasha  100 goal laga dhaliyay wax...
19/09/2026

Waa kaas David Raya waa fashil hadii banaanka laga soo tuuro wuxuu wataa 20.6%

goal hayaasha 100 goal laga dhaliyay waxaa asiga laga dhaliyay 33 /160 goal

Hal goalkeeper oo lagu magacaabo Hans Segers 22% ayaa ka horeeyo taariiqda premier league 36 goal laga dhaliyay 164

Raya hada aragtid banaanka kasoo tuur 😂😭

Szboszlai waa i maqleysaa 👂 shaqadada qabso🤨🤣

3-0😂😂😂😭😭👀👀🪑🪑
19/09/2026

3-0😂😂😂😭😭👀👀🪑🪑

19/09/2026

David Raya in la fahmay ma idinla tahay
kubada hoose eber ku yahay taraaraxa ?

Dariskeyga buuqooda waan ka nastay galabta ii aamus😭😂🪑

👀 2-0 🪑🥸
19/09/2026

👀 2-0 🪑🥸

😂🤝🪑 Cold 🥶
18/09/2026

😂🤝🪑 Cold 🥶

18/09/2026

Hor u dhaca ama Preview ciyaarta LFC vs AFC Bournemouth cawa soo dhigaa insha allah youtube 🙏❤️

Adress

Stockholm

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Osman postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Osman:

Genvägar

Dela

Typ