Horyaalka Aduunka

Directions

Horyaalka Aduunka Wuxuu Bogaan Dirada Saraya Sports ka Qebahiisa Oo idil

22/10/2026
21/10/2026

🎉 Alxamdulillaah, 5 Sano oo Wacyigelin Caafimaad ah! 🎉

Muddo 5 sano ah, waxaan bulshada igula xiran boggan la wadaagayey macluumaad iyo wacyigelin caafimaad, gaar ahaan caafimaadka galmada, cudurrada galmada lagu kala qaado (STIs), iyo dhibaatooyinka taranka ragga. 🩺❤️

Waxaan rajaynayaa in dhammaan bulshada igu xiran ay muddadaas wax badan iga faa’iideen, aqoontoodana caafimaad ay korodhay.

🙏 Mahadsanidiin dhammaan dadka ila socday, qoraalladayda la wadaagay, iguna dhiirrigeliyey inaan sii wado wacyigelinta caafimaadka.

Hadafkaygu waa bulsho caafimaad qabta oo leh aqoon caafimaad oo sax ah.

❤️ Mahadsanidiin taageeradiinna joogtada ah!

29/09/2026

Alxamdulillaah, tallaabo kale oo aqooneed ayaan soo gabagabeeyay. 🩺📚

2025 waxaan dhammaystiray MESSM Online Pe**le Implant Course, halka 2026 aan dhammaystiray MESSM Pe**le Implant Summer School, oo ahaa tababar lix toddobaad ah oo ku saabsan Pe**le Prosthesis & Andrological Surgery.

Tababaradan waxay xoojiyeen aqoontayda ku saabsan pe**le prosthesis iyo Andrological Surgery, taas oo ka caawinaysa guud ahaan bukaannada Somaaliyeed gaar ahaan bukaanada soo booqda Sahan Men's Hospital inay helaan qiimeyn wanaagsan, talo cilmiyeed iyo faham ku saabsan fursadaha daaweynta ee ku habboon xaaladdooda.

waxaan sii wadayaa inaa horumariyo nafteeda, oo aqoonta aan helo ugu adeego bukaannadayda.🩺

👨🏽‍⚕️ Dr. Abas Salad Abdi

🔹 Andrology • Sexology • STDs

🏥 SAHAN MEN’S HOSPITAL

📍 Zoobe Km5 – Laami yaraha

📱 +252614836060 |

**leImplant

Address

Mogadishu
BANAADIR

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaalka Aduunka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category