27/10/2026
🇸🇴 Kubbadda koleyga waxay mideysaa dadka, waxayna dhistaa bulsho caafimaad qabta! 🏀💙
Shalay garoonka Wiish, Dekedda ayaa ka adkaatay Horseed kulankii wacyigelinta dabaysha, kuna guuleysatay $700, halka Horseed ay heshay $300.
Mahad gaar ah Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir oo hoggaamiyay wacyigelinta, bixiyayna dhammaan kharashaadka munaasabadda, iyagoo kaashanaya Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga.
🇬🇧 Basketball unites us for a healthier community! 🏀💙
Yesterday at Wiish Stadium, Dekedda defeated Horseed in a World Polio Day awareness game, winning $700, while Horseed received $300.
Special thanks to Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir for leading the awareness campaign and fully funding the event, in collaboration with the Somali Basketball Federation.