Asma Gadhwayne

Call Contact the business

Asma Gadhwayne Professional Journalist. Media Personality
Multi Award-winning journalist, Committed to truth, credible reporting & public awareness

06/11/2026

Carabka faa'iidooyinkiisa iyi faa'iidooyin daradiisa

05/11/2026

Habeenimo Hargeysa

05/11/2026

Jaamacadda burco university oo ku guulaystay tartankii carwadda tiknoolajiyadda

05/11/2026

Saamaynta sicir-bararka

05/11/2026

Muxaadirooynka sheekh mustafe Ismaaciil X.haaruun waa dheeri galin

Jimcaysan
05/11/2026

Jimcaysan

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aan ay soo saartay ku caddaysay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay tahay xukuu...
05/11/2026

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aan ay soo saartay ku caddaysay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay tahay xukuumad xil-gaadhsiin ah, awooddeeduna ku kooban tahay gudashada hawlaha maalinlaha ah ee qaranka.

Maxkamaddu waxay sidoo kale dhinacyada siyaasadda fartay in ay 30 maalmood gudahood ku gaadhaan heshiis ku saabsan hannaan doorasho oo dastuurka waafaqsan, isla markaana ay dhammaan dhinacyadu ku wada qanacsan yihiin.

Waxa intaa dheer in Maxkamaddu tilmaantay in doorashada lagu qabto muddo 90 maalmood gudahood ah, si dalka looga saaro khilaafka siyaasadeed, loona helo hannaan doorasho oo sharci ah.

Shirkadaha korontada ee Somaliland ayaa sheegay in aanay wax korodh ah ku samayn qiimaha korontada ee 50% ka mid ah maca...
05/11/2026

Shirkadaha korontada ee Somaliland ayaa sheegay in aanay wax korodh ah ku samayn qiimaha korontada ee 50% ka mid ah macaamiishooda danyarta ah, inkasta oo uu sare u kacay qiimaha shidaalka naaftada ee ay korontada ku dhaliyaan.

Shirkaduhu waxay sheegeen inay dadaal ugu jiraan sidii aan culayska korodhka shidaalku ugu wada wareejin macaamiisha, iyaga oo ballanqaaday in qiimaha korontada dib loo dhimi doono haddii uu hoos u dhaco qiimaha shidaalku.

Hase yeeshee, arrintan ayaa imanaysa xilli Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu si cad uga horyimid korodhka qiimaha korontada, isaga oo sheegay inaan la kordhin karin qiimaha korontada.

𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Cristiano Ronaldo ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay xulka Portugal.Cristiano Ronaldo with Portugal:🏟️ 234 ma...
05/11/2026

𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Cristiano Ronaldo ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay xulka Portugal.

Cristiano Ronaldo with Portugal:

🏟️ 234 matches
⚽️ 146 goals
🅰️ 45 assists
🏆 UEFA Euro Champion
🏆 2x Nations League Champion

05/11/2026

Maxay u soo shaqeeyeen dadkooda

Address

Saxafiyad
Hargeisa
3140405

Telephone

+252633140405

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asma Gadhwayne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Asma Gadhwayne:

Shortcuts

Share