Zuber Gaite

Zuber Gaite Hargeisa somalia
New Account🤩

[SAWIRO] Calan-saarka Xuska Munaasibada 61-guurada Gobanimada Somaliland. . .
25/06/2021

[SAWIRO] Calan-saarka Xuska Munaasibada 61-guurada Gobanimada Somaliland.

.
.

Maraykanka ayaa kasoo horjeestay doorashadii Itoobiya ka dhacday, waxa aanu ku tilmaamay doorasho aan xor iyo xalaal mid...
25/06/2021

Maraykanka ayaa kasoo horjeestay doorashadii Itoobiya ka dhacday, waxa aanu ku tilmaamay doorasho aan xor iyo xalaal midna

Xoghaya Arrimaha dibadda ee Maraykanka Antonio Blinken oo warsaaxafadeed soo saaray ayaa hogaamiyayasha Itoobiya ugu baaqay in ay wadahal iyo dib u heshiin laga yeesho xaaladaha cakiran ee ka jira Itoobiya.

Blinken waxa uu sheegay in Maraykanku Itoobiya kala shaqaynayo dib u heshiisiin iyo afgarad dhab ah looga dhex abuuri lahaa dhinacyada siyaasadda ee iska horjeeda.

Barre Cali Qaaje

Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa saaka si rasmi ah loogu doortay Maayirka Caasimadda Hargeysa.
17/06/2021

Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa saaka si rasmi ah loogu doortay Maayirka Caasimadda Hargeysa.

ā€œ Hambalyo shacabka reer Somaliland :    Xuska 18 May Wuxuu Astaan u yahay Dhalashadii Somaliland 1960 Dhibtiii loo soo ...
19/05/2021

ā€œ Hambalyo shacabka reer Somaliland : Xuska 18 May Wuxuu Astaan u yahay Dhalashadii Somaliland 1960 Dhibtiii loo soo maray iyo dib u Curashadii 18 May 1991 oo dib Loogu dhawaaqay in dhidibada Loo aasay Qaran madaxbanaan. Alle Sanadka sanadkiisa nabad qab iyo caafimaad ha inagu gaadhsiiyoā€. Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Dawladda Itoobiya ayaa ku faantay in ciidankeeda jooga Soomaaliya ay gaadheen guulo waa weyeyn.Jubbalaand iyo Koonfur Ga...
14/05/2021

Dawladda Itoobiya ayaa ku faantay in ciidankeeda jooga Soomaaliya ay gaadheen guulo waa weyeyn.

Jubbalaand iyo Koonfur Galbeed oo ay warbixintu u adeegsatay 'Killil' ayaa lagu sheegay in Itoobiyaanku ay hawlo badan ka qabteen.

Ciidanka Itoobiya marnaba k**a daalayaan caawinta Soomaalida iyo la dagaalanka argagixisada ayaa lagu yidhi warbixinta.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634712026

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zuber Gaite posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zuber Gaite:

Share

Category