Maxamed Mooge Stadium

Maxamed Mooge Stadium Bogan kala soco ciyaaraha garoonka Mooge Stadium ka dhacaaya

Gudida Star Group ramadaan cup M.Mooge oo digniino culus oo k**a dambaysa dul dhigtay 3 kooxod.
16/02/2026

Gudida Star Group ramadaan cup M.Mooge oo digniino culus oo k**a dambaysa dul dhigtay 3 kooxod.

Gaax ay soo saaren gudida Star Group ramadaan cup M.Mooge
16/02/2026

Gaax ay soo saaren gudida Star Group ramadaan cup M.Mooge

Qurxiyeyaasha Maxamed Mooge StadiumGudida Star Group Ramadaan Cup M.Mooge
14/02/2026

Qurxiyeyaasha Maxamed Mooge Stadium

Gudida Star Group Ramadaan Cup M.Mooge

Kulamada Beri Ee Star Ramadaan Cup M.MoogeCiyaarta 1aad: Hala Hormuud Vs Sky (1:45 Pm)Ciyaarta 2aad: Anfac Sports Vs Aje...
11/02/2026

Kulamada Beri Ee Star Ramadaan Cup M.Mooge

Ciyaarta 1aad: Hala Hormuud Vs Sky (1:45 Pm)

Ciyaarta 2aad: Anfac Sports Vs Ajex (3:45 Pm)

Ciyaarta 3aad: SomPower Vs Fadxul Khayr (4:45 Pm)

Saadali Kulamadan Beri

Dhamaad: Xamaas (1:0) New-CityTartanka Heerka 2aad (B)
11/02/2026

Dhamaad: Xamaas (1:0) New-City

Tartanka Heerka 2aad (B)

11/02/2026

Garoonka 2aad Ee Caasimadda

Rasmi: Waxaa Maanta Si Rasmiya Inoogu Furmay Tartanki Bisha Barakaysan Ee Star Ramadaan Cup.Kulanka Furitaanka Oo Ay Isk...
10/02/2026

Rasmi: Waxaa Maanta Si Rasmiya Inoogu Furmay Tartanki Bisha Barakaysan Ee Star Ramadaan Cup.

Kulanka Furitaanka Oo Ay Isku Haleelen Kooxaha Nada Dairy Iyo Almis Restaurant Ayaa Ku Soo Dhamaaday Barbar Dhac 2 iyo 2 Ah.

Almis restaurant vs Nada dairy (4 pm)Saadali kulanka furitaanka Star ramadaan cup.
10/02/2026

Almis restaurant vs Nada dairy (4 pm)

Saadali kulanka furitaanka Star ramadaan cup.

10/02/2026

Gudoomiyaha garoonka oo ka war bixiyey nidaamka garoonka iyo shaqada garoonka.

Deg-Deg: halkan kala soco isku aadka wareega 1aad
07/02/2026

Deg-Deg: halkan kala soco isku aadka wareega 1aad

Rasmi: 10/02/2026 Maalinta Salaasada ayey si rasmiya inoogu furmi doona tarmadii xiisaha badnaa ee Ramadaantu.Nasiib wac...
04/02/2026

Rasmi: 10/02/2026 Maalinta Salaasada ayey si rasmiya inoogu furmi doona tarmadii xiisaha badnaa ee Ramadaantu.

Nasiib wacan dhamaantin.

Isku aadka kooxaha heerka 2aad✅
02/02/2026

Isku aadka kooxaha heerka 2aad✅

Address

M. Mooge MCH
Hargeisa

Telephone

+252634488110

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Mooge Stadium posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share