Hamze Abyan

Hamze Abyan Alle Yaa mahad iska leh

Cabdirisaq  cabdilahi (shabeel)Ku soo dhawoowo gobolka togdheer
11/09/2025

Cabdirisaq cabdilahi (shabeel)

Ku soo dhawoowo gobolka togdheer

๐—ก๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—น๐—ฎ๐—บ๐˜‡๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜‚๐—บ
21/08/2025

๐—ก๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—น๐—ฎ๐—บ๐˜‡๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜‚๐—บ

Tacsi Tiiraanyo LehInnaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi RaajicuunWaxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska, ehelka...
31/07/2025

Tacsi Tiiraanyo Leh

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska, ehelka, asxaabta iyo guud ahaan qaraabada u ka baxay walalkeen

Alle hakuu naxariisto Aamiin Aamiin

14/03/2025

15 sano Oo uu ilaaliye ka ahaa Garoona k**a hadal waxa ka maqan ee xaqiisa ah balse waxa uu ka hadlay waxa inaga maqan ka dhalinyaro ahaa.

"Garoonku ma haysto meel ay dhalinyardu ka daawadan Ciyaarta waxana u baahan yahay Tarabuun labaad" ๐Ÿ—ฃ๏ธAabe Yuusuf.

Hadii uu ino hadalay inaguna waynu u hadli karnaa.

15/01/2025

Waa maxay Nabadu.!
Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro, suโ€™aasha isweydiinta mudan ayaa ah, maxaa keenay in nabadu tahay muhiim. Sidee nabada muhiim utahay?
Haddii nabadu jirto waxaa dhacayso:
โ€ข In cid walbo ama noolaha dhammaantood ay si nabad ku seexdaan ayna nabad ku sootoosaan.
โ€ข In kheyraadka dalka si siman loo wadaago ama loo qeybsado.
โ€ข In ay cadaalada taabagasho oo ay shaqeyso.
โ€ข In waxbarashada, caafimaadka,dhaqaalaha iyo noolasha aasaasiga ay hormaraan oo bulshada ay ku naalooto barwaaqo.
โ€ข In bulshada ay u suurtagasho isku socod oo qofka ka socdaalo
Nabada waa laga maar-maan, waxaa u baahan noolaha dhammaantii. Dalka markii uu burburay waxaa gebi ahaanba ka hayaamay duurjoogtii iyo dadkii, waxayna noolal cusub ka raadiyeen wadamada deriska, waxaa sidoo kale nabaadguuray dhulkii.
Nabada ma ahan wax la iska hela balse waa wax lagu bixiyo juhdi iyo waqti dheer si loo difaaca jiritaankeeda, hadaba ummada soomaaliyeed waxa ay nabada ku heli karaan in la raadiyo nabadda sida saxda ah.
Waxaa jirta maahmaah ingiriis oo dhehayso โ€œ If you want peace prepare for warโ€ hadii aad rabto nabad udiyaargarow dagaal yacni waxaa halkan ku cad in nabada aanan si sahlan loo heli Karin. Ummad kastaa waxay abuurataa nabadeeda, soomaalida nabadeeda ha abuurato.

17/11/2024

Hadalkii u dambeeyey ee Siilaanyo ka jeediyey fagaarayaasha AHUN.

๐Ÿ‘€
25/10/2024

๐Ÿ‘€

Hambalyo sanadka cusub Hijriyada 1446, Allah Ha inooga Dhigo mid wata caafimad, Barwaaqo, horumar iyo farxad,, Insha all...
06/07/2024

Hambalyo sanadka cusub Hijriyada 1446, Allah Ha inooga Dhigo mid wata caafimad, Barwaaqo, horumar iyo farxad,, Insha allah
Alle sannadkaa sannadkiisa caafimad qab iyo cimri dheeriyo ha nagu gaadhsiyo

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†. Dhawr wiig gudahood, familyga geeridii labaad oo naxdin leh ayaa ku habsatay. ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ geeridu kala ...
23/06/2024

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†.
Dhawr wiig gudahood, familyga geeridii labaad oo naxdin leh ayaa ku habsatay. ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ geeridu kala xanuun badanee, raggii dhalinyarada ahaa ugu firfircoona ayay ahaayeen. Walaal Abdi Shukuur Boqole Eebe hakuu naxariisto.

Abdiraxman yasin cali gadhle, aad baan uga naxay geeridaada, eebe hakuu naxariisto. Family cali gadhle iyo habaryartay samsam afgaab dubbe waam uga tacsiyaynaya geerida naxdinta leh. ๐Ÿ˜ข

Eid Mubarak Dhamaan umada islaamka ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…
16/06/2024

Eid Mubarak Dhamaan umada islaamka
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…

Eid Mohamed Abdi guulayso macalin kuna dadal inad soo xero gelisan ciyartoyda burco ee wareegaya gobolada kale oo xiisih...
23/05/2024

Eid Mohamed Abdi guulayso macalin kuna dadal inad soo xero gelisan ciyartoyda burco ee wareegaya gobolada kale oo xiisihi sport togdheer soo celiya Fc Goodir waxay saranyihi dhaba guusha

Address

Burco

Telephone

+252634063774

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamze Abyan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamze Abyan:

Share

Category