15/07/2022
15/july/22
Mohamed Ibraahim
Wa mid kamida Da yarta kooxda xarunta mamulka Gobalka waxa uu kaso safaty 11 Garon oo gobalada Somaliland ah
●maxamed cali stadium oodweyne
●alamzey stadium Burco
●cabdale stadium Berbera
●abdi bile sool
Iyo Qaar kalo badan Mohammed mar la waydiiyay Kubada Heerka jeceshay inaad ka gaasho waxa ù yidhi ilaa aa Chelsea uso safto misna N' Golo kante boska ka saro Weye Hamigygu
Maxa talo siin lahyd maxamed ibraahim🙏