06/02/2023
Hamdi Ali oo ka faaloonaya sanad dugsiyeedka 2023 oo bilowday iyo xaaladaha ku xeeran.
Sanad dugsiyeedka 2023 ayaa bilowday todobaadkan, iyadoo maalaayiin ardada dugsiyadu ay ku laabteen ama bilaabeen wax barashadooda.
Sanad dugsiyeedka 2023 ayaa bilowday todobaadkan, iyadoo maalaayiin ardada dugsiyadu ay ku laabteen ama bilaabeen wax barashadooda. Dhinaca kale waxaa jira xaalad sicir bararku abuuray oo maciishadii ay qaaliyowday, taasoo saamaysay qoysaska caruutoodu dugsiyada dhigtaan. Hamdi Ali, oo ka mida hogaa...