Geedka NaBada Fc

Geedka NaBada Fc We Are Geedka

Kooxda Geedka Nabada Ayaa usoo Ban dhigtay Heshiiis 2sanno oo Amaah Ah Cristiano RonaldoFabrizio Romano✍️Goet ku ugas ma...
16/12/2022

Kooxda Geedka Nabada Ayaa usoo Ban dhigtay
Heshiiis 2sanno oo Amaah Ah Cristiano Ronaldo
Fabrizio Romano✍️

Goet ku ugas mahamud stadium ayuu kusoo wajahan yahay Hh

Bismilah Waxaa Maanta La ciyaari Doona Fc karinka Markii ugu Horaysay Taariikhda Ciyaarta Kaliye La wada Sugayo iyo Grou...
12/11/2022

Bismilah Waxaa Maanta La ciyaari Doona
Fc karinka Markii ugu Horaysay Taariikhda
Ciyaarta Kaliye La wada Sugayo iyo Groupka Geerida
Time 3:30 duhur nimo
Ugas mahamud stadium

Dhaman kooxda iyo Taagerayasha Geedka Nabada
Waxaan urajaynayaa GuuuL inzha ALah Ready🤜🤛

Mp

10/11/2022

Bismilah Waxaa Saaka inoo Dhacay Qori Tuurki
Aan Wada Sugaynay Waxayna ku soo Baxnay group A) Oo Ah Groupka Geerida Wxan FiLayna inan ka gudbi Doono Marxalad Walba 🙏

Dheeman
Degah bur club
Karinka
Geedka Nabada

Waxan wax ku Nahay Moralkina🙏❤️💥

Mahadsanid 🙏
08/11/2022

Mahadsanid 🙏

Maanta Oo kle 2/11/2021Shalay wuxuu Ahaa Zawir Mantana Waa Xasuus 💥📸Geedka Nabada
02/11/2022

Maanta Oo kle 2/11/2021
Shalay wuxuu Ahaa Zawir
Mantana Waa Xasuus 💥📸

Geedka Nabada

Quick recovery pro ahmed Mid ka mid ah Halbawlaha Kooxda ayaa Naga jabay🥺 Aan uducayno 🙏🥺
07/10/2022

Quick recovery pro ahmed
Mid ka mid ah Halbawlaha
Kooxda ayaa Naga jabay🥺

Aan uducayno 🙏🥺

5 Line up Waake Bad isLedahay Line up kiiUgu Fiicna Ee kooxdu Ku ciyartay  Please Follow like share comment 1 2 3 4 5 👉M...
04/10/2022

5 Line up
Waake Bad isLedahay Line up kii
Ugu Fiicna Ee kooxdu Ku ciyartay

Please Follow like share comment
1 2 3 4 5
👉Mpk✍️

Back to back training Macalin Ahmed 🙏Like share comment 🙏
02/10/2022

Back to back training
Macalin Ahmed 🙏

Like share comment 🙏

Khalid Mahad Cancelo Vs Abdi Wali Mahamet ArnoldMidkeen idiin Soo Horaysiina Taariikhdooda Waa noo muhiim comments kiinu...
17/08/2022

Khalid Mahad Cancelo Vs Abdi Wali Mahamet Arnold
Midkeen idiin Soo Horaysiina Taariikhdooda
Waa noo muhiim comments kiinu 👍

KaNi Waa Mid Kamid Ah Daafacyada magaalada ugu Fiican Wakhtigan Magaciisu Waa Guuleed Mukhtarr Adhi Wuxuu ka Xamaazha Da...
06/08/2022

KaNi Waa Mid Kamid Ah Daafacyada magaalada ugu Fiican Wakhtigan
Magaciisu Waa Guuleed Mukhtarr Adhi

Wuxuu ka Xamaazha Daafaca Dhexe
ILahay Wuxuu hibo usiiyay Kalsooni
Daganaaan orod akhlaaq Hogaamin

Waxaan Hubaa Hadii Kan La dhiiri
Galiyo la gacan Qabto inaynu
Shandela ama khalid city danbe ubahanayn

Address

Adis Abab Street, Cosmo City
Randburg
2188

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedka NaBada Fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category