Sky Togdheer

Sky Togdheer NAADIGA DUULISTA BURCO Kooxda Waxaa la Aasaasay sanadkii 1997 kii. Labo Sano ayey kooxdu markaa ku sugnayd heerka Saddexaad.

Magacii koowaad ee kooxda Waxaa la Odhan jiray fc Rangers,kooxda ayaa Heerka 3aad lagu diwaan geliyey Isla sanadkaas. Kooxda ayaa heerka saddexaad ku guulaysatay labo koob.

1999 ayey kooxdu ku sugnayd heerka labaad waxayna qaadeen horyaalkii Heerka labaad waxayna kooxdu kusoo gashay heerka 1aad. kooxdu waxay heerka 1aad soo Gashay 2000. Horyaalkii 2002 sanadkaana la qabtay ay kashay kaalinta boo

ska 3aad.

2006 ayey kooxdu bedeshay magacii Rangers waxaana loo bedelay Daalo. Kooxda ayaa mar labaad bedesahay sanadkii 2013 ayaa kooxda loo diwaan geliyey magaca Duulista. Hortaalkii ugu horeeyey kooxdu waxay qaaday sanadii 2013. Sidon kale togdheer cup 2020 iyoTogdheer Cup 2021. Labo Koob oo heerka Saddexaad ah
Hal horyaal oo heerka labaad ah
Saddex Horyaal oo Heerka 1aad ah

Full TimeGoal
08/29/2026

Full Time

Goal

Full TimeAlxamdulah
08/26/2026

Full Time

Alxamdulah

Kulanka Barito Insha Allah.πŸ†š Kooxda Socdaalka burco πŸ•§ 4:00pm πŸ† Horyaalka Todheer 🏟 Alemzay Stadium
08/25/2026

Kulanka Barito Insha Allah.

πŸ†š Kooxda Socdaalka burco
πŸ•§ 4:00pm
πŸ† Horyaalka Todheer
🏟 Alemzay Stadium

08/25/2026

WELCOME DREAM TEAM


Last training pictures
08/24/2026

Last training pictures

08/03/2026

WELCOME DREAM TEAM

Training section
08/03/2026

Training section

FC SKy Togdheer  πŸ†š D H BTaarikhda 04/08/2026 SalaasaWaqtiga: 4:00 galabnimo
08/03/2026

FC SKy Togdheer πŸ†š D H B

Taarikhda 04/08/2026 Salaasa

Waqtiga: 4:00 galabnimo

07/18/2026

FULL TIME

⚽ Duulista 1️⃣ πŸ†š 1️⃣ Ganacsiga Gabilay

🀝 Match Ended in a Draw

Address

Burao
Sportsmen Acres, OK

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sky Togdheer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category