Fotball news

Fotball news Fadlan pegeka waxaad kahelaysaa wax walba oo dunida kadhaca ee kuxidhnow

10/12/2025

MESSI vs Yamal warcadaaday,Klopp oo u qishay Liverpool Wirtz in..Arsenal,Suuqa United+CR7

Kulankaan maxasuusataa πŸ™
07/27/2022

Kulankaan maxasuusataa πŸ™

Gooooool benzena real3.2 psg waxke benzema cawaa waa furtay real gezigiii xili danbe zoobaxay
03/09/2022

Gooooool benzena real3.2 psg waxke benzema cawaa waa furtay real gezigiii xili danbe zoobaxay

Roberto carloz ayaa kubada cagta oo uu 6sano k**aqnaa ayaa kusoolaabtay kubada cagta hadana wuxuu kaciyaara horyaalka ma...
03/07/2022

Roberto carloz ayaa kubada cagta oo uu 6sano k**aqnaa ayaa kusoolaabtay kubada cagta hadana wuxuu kaciyaara horyaalka maraykanka πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Kooxdaad taageertid kaalintay kujirtaa πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
03/07/2022

Kooxdaad taageertid kaalintay kujirtaa πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Arsenal’s last 10 Premier League results:3-0 Southampton (h) βœ…2-0 West Ham (h) βœ…4-1 Leeds (a) βœ…5-0 Norwich (a) βœ…1-2 Manc...
03/07/2022

Arsenal’s last 10 Premier League results:

3-0 Southampton (h) βœ…
2-0 West Ham (h) βœ…
4-1 Leeds (a) βœ…
5-0 Norwich (a) βœ…
1-2 Manchester City (h) ❌
0-0 Burnley (h) 🀝
1-0 Wolves (a) βœ…
2-1 Brentford (h) βœ…
2-1 Wolves (h) βœ…
3-2 Watford (a) βœ…

25/30 points.

Arteta awoodii layaqaanay ee arsenal soo celiyay πŸ‘

Eder milito iyo alaba macelinkaraan  sedexlayda weerar ee paris ilahow ceebeheena astur😁
02/15/2022

Eder milito iyo alaba macelinkaraan sedexlayda weerar ee paris ilahow ceebeheena astur😁

Marka kaliya Erling haland laxuso ayaa caawa barca lagu sameeyayπŸ˜‚πŸ˜‚
02/13/2022

Marka kaliya Erling haland laxuso ayaa caawa barca lagu sameeyayπŸ˜‚πŸ˜‚

HAMBALYO (SENEGAL)Xulka Senegal ayaa ku guuleystay koobka qaramada qaaradda Afrika kadib markii ay rigoorayaal ku garaac...
02/06/2022

HAMBALYO (SENEGAL)

Xulka Senegal ayaa ku guuleystay koobka qaramada qaaradda Afrika kadib markii ay rigoorayaal ku garaaceen Masar.

Waa koobkoodii ugu horreeyay ee tartankaan, 3-jeer oo ay k**a dambeysta yimaadeen.

Sadio Mane ayaa garaacay Maxamed Saalax ✌🏽

Aragtidaada πŸ‘‡πŸ½

Waa marka kaliya ee psg shan champions league qaadayπŸ˜‚πŸ˜‚
02/06/2022

Waa marka kaliya ee psg shan champions league qaadayπŸ˜‚πŸ˜‚

West Ham ayaa garoonkeeda London saddexada dhibcood kaga qaadatay kooxda Liverpool, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2, ...
11/07/2021

West Ham ayaa garoonkeeda London saddexada dhibcood kaga qaadatay kooxda Liverpool, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League.

Address

New York, NY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fotball news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share