05/30/2024
Wada hadal iyo wada tashi dheer kadib waxa laiska waatay qodobadaan hoos kuxusan
waxaan xalinay seddex arimood oo dartood liiga uu uistagay maanta.
1:Mamulka sports ka in isbadal lagu sameeyo(sida sports chairman waan Isla qadanay mamulkii xafiiska youthka iyo sports ka iyo raga teamamka aay Soo dirsadeen ragaas oo ahaa gudi lasoo doortay.
2:Waxaa kaloo Isla qadanay in 16 teams liiga lagu Soo daro SI looga dhigo 64 waan Isla qadanay, arintaas waxeey utalaa sports officials waxaana filayaa in SI cadalad lagu Soo xuli doono iyadoo lafirinaayo mudnaan lasinaayo teamamka waweeyn ee aan kamuqanin liigaan.
3:Waxaan Isla qadanay oo kale in la ogoleen players ifo aan jogin inuu liigaas ciyaaro taasi waa mamnuuc Teamkii lagu arkana waa out.
Wabillahi towfiiq