Shrief " IF YOU CONNOT CONTROL YOUR EMOTIONS, YOU CONNOT CONTROL YOUR MONEY "

๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…”๏ธŽ๐Ÿ…ฆ๏ธŽ๐Ÿ…ข๏ธŽ : Manchester United ayaa ogolaatay inay sameyso koox kubbadda koleyga ah, sida uu sheegay guddoomiyaha xiriirka...
11/21/2025

๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…”๏ธŽ๐Ÿ…ฆ๏ธŽ๐Ÿ…ข๏ธŽ : Manchester United ayaa ogolaatay inay sameyso koox kubbadda koleyga ah, sida uu sheegay guddoomiyaha xiriirka kubbadda koleyga Talyaaniga Gianni Petrucci.

Kooxdu waxay ogolaatay ku biirista NBA Europe, oo ah horyaal cusub oo leh 10โ€“12 naadi aasaasay magaalooyinka waaweyn, oo ay ku jirto Manchester.๐Ÿ€ ๐Ÿ˜ณ

๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…”๏ธŽ๐Ÿ…ฆ๏ธŽ๐Ÿ…ข๏ธŽ :  Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay in Rodi uusan taam u ahayn kulanka Newcastle โš ๏ธ
11/21/2025

๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…”๏ธŽ๐Ÿ…ฆ๏ธŽ๐Ÿ…ข๏ธŽ : Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay in Rodi uusan taam u ahayn kulanka Newcastle โš ๏ธ

Cristiano Ronaldo iyo Trump oo ku wada sugan Aqalka Cad ee Mareykanka.๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ˜
11/19/2025

Cristiano Ronaldo iyo Trump oo ku wada sugan Aqalka Cad ee Mareykanka.๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ˜

Turkiye NAXDIN Spain oo laba-dhammaan barbardhac ku galeen gurigooda ๐Ÿคฏ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ 2-2 Full-Time
11/18/2025

Turkiye NAXDIN Spain oo laba-dhammaan barbardhac ku galeen gurigooda ๐Ÿคฏ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ 2-2 Full-Time

Belgium waxay ku durdurisay xulka Lichtenstein tira dhan 7-0 Full-Time oo u soo baxday Koobka Adduunka 2026 ๐Ÿคฏ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ช
11/18/2025

Belgium waxay ku durdurisay xulka Lichtenstein tira dhan 7-0 Full-Time oo u soo baxday Koobka Adduunka 2026 ๐Ÿคฏ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ช

Brazil ayaa ku guuldareysatay inay garaacdo Tunisia kulan saaxiibtinimo oo caalami ah ๐Ÿ‘€๐Ÿค waxayna ku illaatay barbardhac ...
11/18/2025

Brazil ayaa ku guuldareysatay inay garaacdo Tunisia kulan saaxiibtinimo oo caalami ah ๐Ÿ‘€๐Ÿค waxayna ku illaatay barbardhac 1-1 Full-Time

SCOTLAND waxay garaacaday caawa xulka Denmark tira dhan 4-2 Full-Time  - WAXAYNA SIDAAS KU GAADHAY UGU DANBAYN KOOBKA AD...
11/18/2025

SCOTLAND waxay garaacaday caawa xulka Denmark tira dhan 4-2 Full-Time - WAXAYNA SIDAAS KU GAADHAY UGU DANBAYN KOOBKA ADUUNKA MARKII UGU HOREYSAY 98 SANO KA DIB ๐Ÿคฏโšฝ

Xulka Iraq ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ถ ayaa dusha ka martay Xulka UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช  2-1 Full-Time Iraq ayaa u soo baxday playoffs ๐Ÿ˜ฌ
11/18/2025

Xulka Iraq ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ถ ayaa dusha ka martay Xulka UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช 2-1 Full-Time

Iraq ayaa u soo baxday playoffs ๐Ÿ˜ฌ

Germany oo iska xaadirisay Koobka Adduunka 2026  ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช๐Ÿ’ชWaxayna caawa xasuuq ba'an u gaysatay xulka Slovakia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฐ 6-0 Full-Tim...
11/17/2025

Germany oo iska xaadirisay Koobka Adduunka 2026 ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช๐Ÿ’ช
Waxayna caawa xasuuq ba'an u gaysatay xulka Slovakia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฐ 6-0 Full-Time

Nederland ayaa si rasmi ah uga qayb gali doonta koobka aduunka 2026  - iyagoo caawa xasuuq u gaysatay xulka Lithuania 4-...
11/17/2025

Nederland ayaa si rasmi ah uga qayb gali doonta koobka aduunka 2026 - iyagoo caawa xasuuq u gaysatay xulka Lithuania 4-0 Full-Time ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ

Address

California City, CA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shrief posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category