04/24/2023
Koobkii bisha Ramadanka ee ka socday garoonka Rush World ee Magaalada Rochester,mn ayaa la soo gabogabeeyey Maanta 2023 aad ayey u mahad sanyihiin Maamulka iyo Guddiga sbortiska Rochester qaban qaabada Kubka anakan waxan leenahay Ciid Mubarak.