TIKKI TAKA

TIKKI TAKA sports pages news and videos

Leicester City 2015 oo eheed kooxdii hanatay EPLKA, 2023 99% in aay championship daa degtaan beey u badanthy
16/05/2023

Leicester City 2015 oo eheed kooxdii hanatay EPLKA, 2023 99% in aay championship daa degtaan beey u badanthy

Laporta waxa uu yiri, wax walbo ayaanu sameeyn doonaa si aanu messi ugusoo celino kooxda.🔥🔥🔥
15/05/2023

Laporta waxa uu yiri, wax walbo ayaanu sameeyn doonaa si aanu messi ugusoo celino kooxda.🔥🔥🔥

PSG oo la fafilaayo in aay iska beeciso Marco verrati.
15/05/2023

PSG oo la fafilaayo in aay iska beeciso Marco verrati.

Kabtanka Arsenal ee Odegard ayaa sidaan yiri, rajadii aan ka laheyn hanashada EPLKA waa aay soo idlaatey
15/05/2023

Kabtanka Arsenal ee Odegard ayaa sidaan yiri, rajadii aan ka laheyn hanashada EPLKA waa aay soo idlaatey

Brighton oo dharbaaxo kulul kuso dhufatey Arsenal garoonkeeda gudihiis, guuldaradan oo ka dhigan rajadii Arsenal ee hana...
14/05/2023

Brighton oo dharbaaxo kulul kuso dhufatey Arsenal garoonkeeda gudihiis, guuldaradan oo ka dhigan rajadii Arsenal ee hanashada EPL in aay ka hoos martey 50%.

Manchester City oo 3-0 ku qaraacdey kooxda Everton, kuna adkeysey hogaamintooda ee EPL
14/05/2023

Manchester City oo 3-0 ku qaraacdey kooxda Everton, kuna adkeysey hogaamintooda ee EPL

Real madrid ayaa 1-0 ugu badisey kooxda Getafe, wareega 34 ee horyaalka la liga ee Spain
13/05/2023

Real madrid ayaa 1-0 ugu badisey kooxda Getafe, wareega 34 ee horyaalka la liga ee Spain

Southampton oo 2-0 loogu guuleeystey, 10 sano kadibna championship u daadegtey
13/05/2023

Southampton oo 2-0 loogu guuleeystey, 10 sano kadibna championship u daadegtey

Chelsea oo mar kale turn turootey bar bare 2-2 la gashey kooxda Nottingham forest
13/05/2023

Chelsea oo mar kale turn turootey bar bare 2-2 la gashey kooxda Nottingham forest

Bayern Munich oo 6 goal ku xasuuqdey kooxda schalke 04, kuna sii adkeeysatey kaalinteeda koowaad
13/05/2023

Bayern Munich oo 6 goal ku xasuuqdey kooxda schalke 04, kuna sii adkeeysatey kaalinteeda koowaad

Manchester United oo 2-0 Uga badisey kooxda Wolverhampton, dhibceheedana kor ugu qaadey 66 dhibcood, kaalinta sedaxaadna...
13/05/2023

Manchester United oo 2-0 Uga badisey kooxda Wolverhampton, dhibceheedana kor ugu qaadey 66 dhibcood, kaalinta sedaxaadna kula dhegtey Newcastle United

Address

Hoima Road
Kampala

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TIKKI TAKA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to TIKKI TAKA:

Share

Category