Yahye Koryeeri

Yahye Koryeeri Asc halkaan waxaan kaaga soo gud bin doonaa
muuqaalo had ba xaalada taagan ka turjumayo
adoo mahadsan inagu taa geer follow io like
mhdsnid

Permanently closed.

sameeynta filimada iyo wax yaa baha ku saabsan vedio aditing ka

qiso cajib ah oo dhex Martay wil iyo hooyadiisii dhasheyNin ka mid ahaa asxaabta oo magacisa la oraanjiraycalqama waxa u...
27/08/2021

qiso cajib ah oo dhex Martay wil iyo hooyadiisii dhashey
Nin ka mid ahaa asxaabta oo magacisa la oraanjiray
calqama waxa uu ahaa wiil salaad badan o0 soon badan
khayrkana ku dadaala maalin ayuu xanuunsaday kadib
xaaskiisii ayaa rasuulka scw utimid una sheegtay xaaladiisa
rasuulku wuxu udiray bilaal iyo asxaab kale markay gaareen
gurigii calqama ayay damceen in shahaadada ay Uqabtaan....

Ikn carabkiisii ayaa kari waayay bilaal rasuulka salalaahu
calayihi wasalam ayuu usheegay in calgama tawxiidkii
carabkiisii kari waayay rasuulku salalaahu calayihi
wasalam wuxu yiri waalidintii ma nlyihiin asxaati waxay
dhaheen hooyadii oo duqa ayaa nool rasuulku wuxu yiri iigu
yeera islaanti Ayaa utimid rasuulka Wayna salaantay
rasuulku scw wuxuu ku yiri been hadaad ii sheegto alle
waxyi ayuu igu soo dajinayaa ee runta iisheeg kawaran
wilkaaga calgama?

Waxay tiri rasuulkii ilaahayoow
wiilkaygu wuxu ahaa mid salaad badan soonbadan lkn
waan uxanaaqsanahay ..! Rasuulku salalaahu calayhi
wasalam wuxu yiri Maxaad ugu xanaagsantahay ? Waxay
tiri rasuul allaw wiilkaygu xaaskiisii Ayuu iga doortay
wuuna icaasiyay rasuulku wuxu yiri walaahi wiiikaagu
shahaadadii ayuu kari waayaa soon iyo salaadna waxba
uma tarayaan.... Rasuulku wuxu yidhi bilaal xaabo ii keena.. Waxay tiri rasuul allow maxaad ku falaysaa xaabada
Wuxu yiri rasuulku wilkaaga ayaan ku gubayaa...!

Waxay
tiri rasuul allaw wilkaygu uma adkaysankaro eekadaa...
Rasuulku wuxu ku yiri wlahi cadaabta alle ayaa kaga kulul
hadaad karaali noqon waydo waxay tiri waan cafiyey...
Rasuulku wuxu bilaal ku yiri orod soo fiiri inuu karay
tawxiidkii bilaal wuu tagay markuu albaabka marayay ayuu maqlay calqama oo ashahaadanaya kadib naftii ayaa kabaxday wuuna dhintay inta la maydhay ayuu rasuulku scw ku tukaday ......kadib bilaal wuxuu yiri wiilku wuxuu tawxiidka ukari waayay hooyadis ayaan ka raali ahayn

Walaal si aanay wakhti lumis kaaga noqon waa maalin jimce ahe samaduna furan tahe hooyada macaan hal duco ureeb kaliya 1 minute Sii ..

yaa Alah dhamaan hooyooyinkeen naarta ka xoree inta dhimatayna unaxariiso 🤲aamin aamin

09/08/2021
Inaa lilaahi wa inaa ilaay hi raajicuun Rabbow qabriga beeer kamid ah beeraha janada Ugga yeel Aamin Aamin Aamin Yaa rab...
23/02/2021

Inaa lilaahi wa inaa ilaay hi raajicuun

Rabbow qabriga beeer kamid ah beeraha janada

Ugga yeel Aamin Aamin Aamin Yaa rabbi🤲🤲😭😭

Address

Kampala
DALMAR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahye Koryeeri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yahye Koryeeri:

Share