02/07/2022
Madaxweynaha Barcelona Laporta oo ka hadlaya de Jong: “Waxaa jira kooxo badan oo isaga doonaya, kaliya ma ahan Man United. Wax niyad ah uma hayno inaan iibino, wuxuu doonayaa inuu joogo”. 🚨
"Waxaan sameyn doonaa wax walba si aan u sii hayo Frenkie, laakiin sidoo kale waxaa jirta arrin mushaar ah taasna waa in la hagaajiyaa."