Adnaan Mohamud page19

Adnaan Mohamud page19 Page waxaan ugu tala galay in Aan ugu hadlo wax yaabaha ku saabsan ciyaaraha

Ninkan Cimaamadiisa waxba hasii hesan 🫡Hatrick Walee ciyar ciyar ma ahan👏
15/04/2024

Ninkan Cimaamadiisa waxba hasii hesan 🫡

Hatrick Walee ciyar ciyar ma ahan👏

Jukta way ku bilawatay balayada zerada ah
08/04/2023

Jukta way ku bilawatay balayada zerada ah

War caawa kooxda Chelsea maxa kale dihiin✍️
04/04/2023

War caawa kooxda Chelsea maxa kale dihiin✍️

Deg DegChelsea ayaa iska cayrisay macalinkedi potterWalow hada kooxda ay ku jirto booska 11aad lkn waxan sugeyna macalin...
02/04/2023

Deg Deg

Chelsea ayaa iska cayrisay macalinkedi potter

Walow hada kooxda ay ku jirto booska 11aad lkn waxan sugeyna macalin u qalma kooxda inuu yimado macalinke ayad isle dahay chelsea wuu uqalma ✍️

Chelsea waa chelsea mar haday is fahanto ⚽️🏆
11/03/2023

Chelsea waa chelsea mar haday is fahanto ⚽️🏆

Horaan u dhahay shaqada siday u bilawatay waye Blues is back🏆⚽️👏
07/03/2023

Horaan u dhahay shaqada siday u bilawatay waye Blues is back🏆⚽️👏

Maxaad ka taqana score kii xalay M.united 7😂1-Qaaradaha dunidu waa 72-messi Ballon d’or diisu waa 7 3-Maalmaha isbuuca w...
06/03/2023

Maxaad ka taqana score kii xalay M.united 7😂

1-Qaaradaha dunidu waa 7
2-messi Ballon d’or diisu waa 7
3-Maalmaha isbuuca waa 7


Adnha ku darso only 7 ✍️😂😂

1-2-3-4-5-6-7 waxba haku darsanin waxna hasoo qorin haloo qiiroodo lee😂😂😂😂
05/03/2023

1-2-3-4-5-6-7 waxba haku darsanin waxna hasoo qorin haloo qiiroodo lee😂😂😂😂

Wow Chelsea is back👏⚽️🏆Shaqo haday taalaa inkasto wixii dhan lagu kala baxay😊
04/03/2023

Wow Chelsea is back👏⚽️🏆

Shaqo haday taalaa inkasto wixii dhan lagu kala baxay😊

Address

Kesinyi
Kampala

Telephone

+252613910306

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adnaan Mohamud page19 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adnaan Mohamud page19:

Shortcuts

Share

Category