Maxamed abdinasir abdirahman - ZaHa

Maxamed abdinasir abdirahman - ZaHa Kusoo DhawaaDa Page kaYgaH RasmigaH aH

WAA KUMA ?Abokor ismaciil farah (sanchez)Waxa uu ku dhashay magalada laascanod waxaa uu ku bar baaray isla magalada laas...
18/02/2022

WAA KUMA ?

Abokor ismaciil farah (sanchez)

Waxa uu ku dhashay magalada laascanod waxaa uu ku bar baaray isla magalada laascanod isagoo wayihiisii kubadeed ka bilaabay kooxaha heerka 2aad SYL oo ahayd koox heerka labaad uu ka soo baxay
Run ahaantii waxa Tayadiisa kubadeed markaa Arkay kooxda WALALAHA OPEC.FC
iyadoo markaa kooxda uu ugu biiray Da,yar ahaan
sanadii 2011 waxa uu noqday ka kooxdii Uu yaraantiisii yimi Aan ka tagin
Waxa uu ka mid yahay isla kooxdisii wali
ma uu xiran Garankuu kubada ku bilaabay moyee ee kooxda OPEC.FC
run ahaantii waxaa la oran karaa waa legend
waxa uu ciyaaray kobab badan isaga oo Ku ku guulaystay
Cugtii Isdhex galka dhalinyarada Laascanod 2017 lagu dhigay garoonka Ismaciil mire stadiom
Waxa uu ka mid yahay kuwa nasiibka u yeeshay in loo xulo xulka gobolka xaysimo sanadii 2016
Run ahaantii waa Kubad dhamaystire 9 waxa uu leeyahay xirfad uu ku dhaafo dafacyada kasoo horjeeda
waxa uu leeyahay Laad xoogan oo uu ku dhalin karo goolka
waxa Adkaanaysa in dafaca kasoo horjeedaa uu xiro
what a pleayr H**e u soco horumar intaas ka baladhan baan kuu rajaynaynaa wll

JiiLka HaDa JiRa Kuwa ugu Wacan  HoRmaR BaLaaDhan aYaan iDiin RajaYnaYaa DhaLinYaRoTaYaDiin io HoRmaRkiina MaaHa MiD La ...
11/02/2021

JiiLka HaDa JiRa Kuwa ugu Wacan
HoRmaR BaLaaDhan aYaan iDiin RajaYnaYaa DhaLinYaRo
TaYaDiin io HoRmaRkiina MaaHa MiD La XaQiRi Kro
Wanaag inTan Ka BaDan aYaan iDiin RajaYnaYaa DhalinYro❤👏

19/08/2020

BrotheR's JR ✊

Kusoo DhawaaDa Page kaYgaH RasmigaH aH

⚽💖
06/07/2020

⚽💖

Sport'sku Waa isdhexGalka puLshaDa👏
21/04/2020

Sport'sku Waa isdhexGalka puLshaDa👏

Waxay ahaYD Maalin QruxpaDan WajiYo BaDan oo Wanaagsana aan Ku BartaYallaH Ha idin Dhawro meel Kasta aaD Tagtaan WllaYaa...
07/04/2020

Waxay ahaYD Maalin QruxpaDan
WajiYo BaDan oo Wanaagsana aan Ku BartaY
allaH Ha idin Dhawro meel Kasta aaD Tagtaan WllaYaaL👏

KupaDu Waa isDhexgalka BuLshaDa ✊

Mohamett sheikh 👏
13/03/2020

Mohamett sheikh 👏

Jiilka DaHapiga aH 👏👊
24/12/2019

Jiilka DaHapiga aH 👏👊

Sawir KuLmiYeY DhalinYro paDan AllaH Ha idin XifDiYo WllaYaaaL👋👏
03/12/2019

Sawir KuLmiYeY DhalinYro paDan
AllaH Ha idin XifDiYo WllaYaaaL👋👏

⚽
11/11/2019

MaaliyaDa DuniDa ugu Wcn ❤
03/11/2019

MaaliyaDa DuniDa ugu Wcn ❤

BaLWaDaYDa LapaaD ⚽😂
26/10/2019

BaLWaDaYDa LapaaD ⚽😂

Address

Street 1
Trabzon

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed abdinasir abdirahman - ZaHa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category