Gabagabo sports

Gabagabo sports Kubadu waxay xoojisaa is dhexgalka dhalinyarada iyo midnimadooda (gabagabo sports)

06/06/2026
  santarka gaba-gabo iyo xulka xaafada 9 qabri dahare (Roma) ayaa ciyaar saaxiibtinimo ku dhexmartay santarka gaba-gabo ...
15/05/2025

santarka gaba-gabo iyo xulka xaafada 9 qabri dahare (Roma) ayaa ciyaar saaxiibtinimo ku dhexmartay santarka gaba-gabo ciyartaa kusoo idlaatay Gaba -gabo 5 roma 2 ciyaar taageeryaasha soo jiidatay ayay soo bandhigeen dayarta gabagabo💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  kulanka maanta oo final oo maanta ay wada ciyaRi doonaan iLaYs vs heegan waana kulan derby ah oo la wada sugi la yahay...
16/12/2024

kulanka maanta oo final oo maanta ay wada ciyaRi doonaan iLaYs vs heegan waana kulan derby ah oo la wada sugi la yahay
Studiam gaba_gabo
Time 10:00
nasiib wacan👏

  ilays ayaa galabta iska xaadirisay final waxayna dhigooda holac kaga badiyeen 1:0Waana kooxda kaliya wadata 9 dhibcood...
15/12/2024

ilays ayaa galabta iska xaadirisay final waxayna dhigooda holac kaga badiyeen 1:0
Waana kooxda kaliya wadata 9 dhibcood shabaqeedana la taaban (clean sheet) waana kooxda keliya hal game aan laga badin nasiib wacan👏👏

ciyaartii maanata ayaa ku soo dhamatay    ILAYs    1 -O HILAAC
13/12/2024

ciyaartii maanata ayaa ku soo dhamatay
ILAYs 1 -O HILAAC

waxaa maanta  wada ciyaari doona labada kooxood ee kala ah  HILAAC IYO  ILAYS  labadan kooxood mid waliba  waxay wadataa...
13/12/2024

waxaa maanta wada ciyaari doona labada kooxood ee kala ah
HILAAC IYO ILAYS
labadan kooxood mid waliba waxay wadataa 3 dhibcood iyo 1 gool
marka saalaali oo ku gulayso 50 bir oo kaara
nasiib wacan
(ALLAA MAHADLE)

Saadaali kulanka galabta dhex mari doona heegan (jiic) vs holac oo ah kulan darbi labaduba wax dhibco ah ma wataan mid w...
12/12/2024

Saadaali kulanka galabta dhex mari doona heegan (jiic) vs holac oo ah kulan darbi labaduba wax dhibco ah ma wataan mid waliba maanta guul bay raadinaysaa waana kulan la sugi la yahay nasiib wacan👏

Ciyarti Adkayd Ee Dhex Martay Kooxaha HILAAC 🆚 HOLAC ayay guushu raacday  kooxda HILAAC( 2)  iyada oo dhigooda HOLAC ay ...
12/12/2024

Ciyarti Adkayd Ee Dhex Martay Kooxaha
HILAAC 🆚 HOLAC
ayay guushu raacday kooxda HILAAC( 2) iyada oo dhigooda HOLAC ay shabaqa gaadhasiiyeen (1)
halkan kala soco wixii tabin ah
(ALLAA MAHADLE

 .sportiga degmada marsin ayaa uqabtay tartan koxaha heerka 1aad magalada gaba-gabo oo ka kooban afar kooxood Tartanka o...
12/12/2024

.sportiga degmada marsin ayaa uqabtay tartan koxaha heerka 1aad magalada gaba-gabo oo ka kooban afar kooxood Tartanka oo loogu talagalay in ay dhalinyaradu kusoo bandhigan xirfadooda.

Waxaana kasoo qayb galay maamulka magalda gaba-gabo iyo ka dagamda oo horsocdo x.sportiga cabdi sheekh xusen iyo xubnaha ugu sareeya d. g.xuseen cali warfaa iyo m.xafiiska biyaha cabdi maalik siyaad
waxaanu sigaara oogu mahad calinynaa madaxa xafiiseedka sports Dagmada cabdi sheekh xusen ( inustary)

Waxaana lagu furay koobka kooxaha HEEGAN iyo ILAYS halaka ay Guuushu ku raacaday kooxda ILAYS OO ku badisay Gool (1) Halka HEEGAN (0) wax Goola ayna dhalin
waxaana bari wada Ciyaari doona hadii eebe wayne yidhaahdo kooxaha kala ah
HOLAC iyo HILAAC
(ALLAA MAHAD LE

Address

İsmet İnönü Bulvari
Mersin
33010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gabagabo sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category