10/01/2026
Shaley Galab oo ay taariikhdu aheyd 9- January-2026, waxaa so gabagabobey o lays dhihi kara labadi wareg e horyalka xafadaha o si xamasad leh uga socdey gegida ciyaaraha ee Dr waberi stadium labada xafadod e kala ah Sh aweis iyo Morgabey aya isla adey kulanka k**a danbeyska ah hambalyo ayan lenahay labada xafadodba waxan rajeynayna wanag o idil iyo ciyartas in si nabad ah kuso gabagabowdo kulankasna u noqdo mid xamasadeysan.
Runti sanadkna ma aheyn kena walow an aheyn kuwo difacaneyey sanado hadana isma dhibi dono o wanso laban dona inago markas sidan ka adag.
Horyalka xafadaha wakan ugu xamasada badan marka lajogo gudaha xudur wuxu malin walbo kulmiya kumanan tagerayal ah o ka kala socda xafadaha magalada iyago kala tageraya afarta xafadod wuxuna dhalinta uyahay isdhaxgal iyo ina la aburo xamasad kaduwan tan horyalada cadiga ah adban ugu mahadnaqeyna gudiga isbortigu iyo dhaman bahweynta ciyaraha waxan la ilowi karin shaqsiga ama masulka cup,kan no dhigey wazir sa,id o ah wazirka wazarada cafimadka (KGS)
Gagabadi waxan halkan ugu mahadcelineyna tagerayashanaga o malin walbo noso xadiri jire garonka waqtigodna noso huri jirey garab istagina Iyo dhiragalintina intaba wan idinkaga mahad celineyna marwalbo waxad tihin kuwo muhim no ah mana idin ilawi karno waxad naso garab jogten sanado abalkina magudi karno kaliya waxad abodna inan idin mahadcelino mahadsanidin markale.
Isbortigu wa isdhaxgal iyo inay dhalinyarada isku bartan ma aha cadawad inta yar e horyalku socdo unbu xifaltankuna jira halka ciyar e dhimana labada xafadodba waxan u dardarmeyna ka Kooxda Kubada Cagta Xafada Horseed ahan inu wanag un kudhamado insha allah.
Markale hambalyo labada xafadod e iskugu so harey kulanka k**a danbeyska ah macaliminta iyo mamulka iyo madaxdinaba guleysta idin lenahay.
DHAMAAAD