KAAH Football Club Widhwidh

KAAH Football  Club Widhwidh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KAAH Football Club Widhwidh, Sports Team, Widhwidh.

KAAH FOOTBALL CLUP waa koox katirsan heerka 1aad ee degmada Widhwidh ee gobolka cayn waxay kooxdu gacmo furan kusoo dhawaynayaa cid kasta oo pagekan nagula soo biirta�

Ramadaan Mubaarak.
02/04/2022

Ramadaan Mubaarak.

انا لله وانا اليه راجعون.Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii,qaraabadii, asxaabtii  iyo dham...
17/09/2021

انا لله وانا اليه راجعون.
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii,qaraabadii, asxaabtii iyo dhamaan bulshadii soomaaliyeed ee uu
Ka geeriyooday ciyaaryhan abdikariim ahmed beerdoon "gurey karo"
Oo ku geeryooday magaalada laascanod kadib xanuun waayadan kusoo laalaabanayy.

Waxaan ilaahay uga baryeena inuu qabriga u waasiciyo, su'aashana u fududeeyo ehelkiisa samir iyo iimaan kasiiyo

Aamiin Aamiin Aamin.

Ramadaan MubarakDhamaan dhalinta kooxda KAAH waxay idin leedahay Ramadan Mubarak. Allah ha inaga aqbalo acmaasha bishan ...
12/04/2021

Ramadaan Mubarak

Dhamaan dhalinta kooxda KAAH waxay idin leedahay Ramadan Mubarak. Allah ha inaga aqbalo acmaasha bishan barakaysan.

HAMBALYO TAHNIYAD MEHER   WACAN 💫🎊Waxaanu Halkan Hambalyo Meher uga Diraynayaa dhammantayo anagoo isku duuban Maamul iyo...
06/12/2020

HAMBALYO
TAHNIYAD MEHER WACAN 💫🎊

Waxaanu Halkan Hambalyo Meher uga Diraynayaa dhammantayo anagoo isku duuban Maamul iyo Ciyaartoyba Saaxibkeen
iyo Marwadiisa
oo Maanta oo Taariikhdu Tahay 06/12/2020/ Maalin Axad ah Meherkoodu Ka dhacay Magalaada
Waanu Ku Faraxsanahay qoyska cusub ee Kusoo Biiray Familyga KAAH Football Club Widhwidh
Waanan Soo dhawaynaynaa.
Waxaan ugu Ducaynaynaa Ducadii Rasuulka SCW " بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في الخير".

CONGRATS AGAIN
Alpha Mabruuk🎊💫🥰❤

-Safar wanaaagsan-cabdillahi cabdirisaaq shire oo kamid ah playeriinta kooxda kubada cagta ah ee KAAH Football  Club Wid...
12/11/2020

-Safar wanaaagsan-

cabdillahi cabdirisaaq shire oo kamid ah playeriinta kooxda kubada cagta ah ee KAAH Football Club Widhwidh ayaa maanta safar dibada ah ugu baxay dalka Turkey.
Allah ka ku nabad yeelo saaxiib/walaal.

Save trip ✈🛫
Safar salaaama

HAMBALYO TAHNIYAD MEHER   WACAN 💫🎊Waxaanu Halkan Hambalyo Meher uga Diraynayaa dhammantayo anagoo isku duuban Maamul iyo...
11/08/2020

HAMBALYO
TAHNIYAD MEHER WACAN 💫🎊

Waxaanu Halkan Hambalyo Meher uga Diraynayaa dhammantayo anagoo isku duuban Maamul iyo Ciyaartoyba Saaxibkeen
iyo Marwadiisa
oo Maanta oo Taariikhdu Tahay 11/8/2020/ Maalin Talaado ah Meherkoodu Ka dhacay Magalaada
Waanu Ku Faraxsanahay qoyska cusub ee Kusoo Biiray Familyga KAAH Football Club Widhwidh
Waanan Soo dhawaynaynaa.
Waxaan ugu Ducaynaynaa Ducadii Rasuulka SCW " بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في الخير".

CONGRATS AGAIN
Alpha Mabruuk🎊💫🥰❤

ciyaar friend mach ah oo shalay laciyaarnay koox kasocota buhotle oo lagu magacabo      ayaa ciyraatu waxay ku soo idlaa...
08/08/2020

ciyaar friend mach ah oo shalay laciyaarnay koox kasocota buhotle oo lagu magacabo
ayaa ciyraatu waxay ku soo idlaatay qaab quruxbadan
3 vs 0

  jumca wanagsan dhamaantiin
06/08/2020

jumca wanagsan dhamaantiin

2019-2020🏆🏆
24/07/2020

2019-2020🏆🏆

24/07/2020

Hambalyo Dhamaan taageerayaasheena


We Did it

🏆🏆

Address

Widhwidh

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAH Football Club Widhwidh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category