27/07/2024
Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaan halkaan ugu hambalyenayaa naadiga faca weyn ee Ac _ rajo ee ka cayaarta horyaalka heerka 1aad ee degmada wanleweyn taaso ku guuleysatay
Koobkii wanleweyn champions league
Oo ay kala soo dhex baxday 23 naadi oo isugu jira heerka 1aad iyo heerka 2aad waana naadigii ugu horeyay ee ku guuleysata koobkaan
Mar 2aad hambalyo Ac rajo waad u qalanteen ku guuleysiga koobka
Like. Shere. Commment