Walaweyn sports

Walaweyn  sports Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Walaweyn sports, Professional Sports Team, Wanlaweyn.

Full time Bakaal 2-1 haakow Waxaa finaalka iskugu imid xafadaha kala ah bakaal vs canoole Share Like Sxbyal
07/11/2022

Full time
Bakaal 2-1 haakow
Waxaa finaalka iskugu imid xafadaha kala ah bakaal vs canoole
Share
Like
Sxbyal

RASMI,isku Aadka wareega 16-ka Champions league ayaa la sameeeyay,kulumada xiisaha leh waa Real vs Liverpool,PSG vs Baye...
07/11/2022

RASMI,isku Aadka wareega 16-ka Champions league ayaa la sameeeyay,kulumada xiisaha leh waa Real vs Liverpool,PSG vs Bayern Ac Milan vs Chelsea
Share
Like
Sxbyal

Waxaa manta la.ciyaari dona kulan ku celis ah kaasi o ay wada ciyaari donan xafadaha kala ah haakow vs bakaal Wana kulan...
07/11/2022

Waxaa manta la.ciyaari dona kulan ku celis ah kaasi o ay wada ciyaari donan xafadaha kala ah
haakow vs bakaal

Wana kulan same final ah xafadii so adkaato aya finalka la ciyaari donta
Xafada canoole o gor h**e finalka iska xadirisay
Share
Like
Sxbyl

Waxaa maanta wada balanzan xafadaha kala ah Haakow vs bakaal Xafadiii adkatay ayaa u gudbi donto k**a dambeyska finaalka...
28/10/2022

Waxaa maanta wada balanzan xafadaha kala ah
Haakow vs bakaal
Xafadiii adkatay ayaa u gudbi donto k**a dambeyska finaalka o ay hada gabar sii dhigatay xafada canoole
Share
Like
Sxbyaal

Waxaa maanta shaay lootuurey kooxixii yimid semi finalka koobka xaafadaha iyo tuulooyinka d.w/weyn waxaana finalka ugudb...
18/10/2022

Waxaa maanta shaay lootuurey kooxixii yimid semi finalka koobka xaafadaha iyo tuulooyinka d.w/weyn waxaana finalka ugudbey xaafadda caanoole waxaana semi finalka isku aaday xaafadaha kala ah BAKAAL VS HAAKAAW waxaana ciyaarayaan hadii ilaahey nagaarsiiyo maalinta jimcaha oo taariiqdu ku beegan 21/10/2022
Share
Like
Sxbyal

Full time Canoole ayaa tohoroyin kaga adkaty dhigeda lafoole Share Like Sxbyl
14/10/2022

Full time
Canoole ayaa tohoroyin kaga adkaty dhigeda lafoole
Share
Like
Sxbyl

Kulanka Maanta Lafoole vs canooleShare Like Sxbyal
14/10/2022

Kulanka
Maanta
Lafoole vs canoole
Share
Like
Sxbyal

Full time Haakow aya ugu dambeyn ugudubtay Sama finalka Kobka xafadaha dagmada wlwen iyo tuloyinka hozyimada Share Like ...
11/10/2022

Full time
Haakow aya ugu dambeyn ugudubtay
Sama finalka
Kobka xafadaha dagmada wlwen iyo tuloyinka hozyimada
Share
Like
Sxbyal

Kulanka maanta Waxaa wada balansan xafadaha kala ah Malable vs haakow Xafadii soo badiso ayaa u gudbi donto sama finalah...
11/10/2022

Kulanka maanta
Waxaa wada balansan xafadaha kala ah
Malable vs haakow
Xafadii soo badiso ayaa u gudbi donto sama finalaha kopka xafdaha dg wlwen &tuloyinka hosyimada
Share
Liike
Sxbyal

Eaxaa gor dhow la sameyay qori tuurka shanta xadad isku so hartay waxana isku aday Haakow vs  malable Canoole vs lafoole...
10/10/2022

Eaxaa gor dhow la sameyay qori tuurka shanta xadad isku so hartay waxana isku aday
Haakow vs malable
Canoole vs lafoole
Finaal
Bakaal
Share
Like
Sxbtaal

Full time Waxaa rigooroyiin ku aadkaday xafada canoole Share LikeSxbyaal
10/10/2022

Full time
Waxaa rigooroyiin ku aadkaday xafada canoole
Share
Like
Sxbyaal

Kulanka maanta Waxaa manta kulan ku celis ay so go amiyeen maamulka sports dagmada Wada ciyaari doono xafafaha kala ah M...
10/10/2022

Kulanka maanta
Waxaa manta kulan ku celis ay so go amiyeen maamulka sports dagmada
Wada ciyaari doono xafafaha kala ah
Muuri vs canoole
Share
Like
Sxbyal

Address

Wanlaweyn
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walaweyn sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share