Talyaani FC

Talyaani FC Kooxda talyaani fc
Degmada: waaciye

📍Waaciye Jumca wangsan qaar kamida ciyaartoyda kooxda 🤝❤️
14/08/2026

📍Waaciye

Jumca wangsan
qaar kamida ciyaartoyda kooxda 🤝❤️

Gudoomiyihii ugu wax qabadka badnaa ee Soo mara degmada Saciim Abdiwahab Jama  Kooxdu wuxuu ku leeyahy abaal Ay san marn...
11/08/2026

Gudoomiyihii ugu wax qabadka badnaa ee Soo mara degmada
Saciim Abdiwahab Jama Kooxdu wuxuu ku leeyahy abaal
Ay san marnaba ilaawi karin intii uu xilka hayay ilaa haatan uu garab joogo
Heerkaas in ay kooxdu soo gaarto Dhiirigalintiisii bay ku timi

Abaal raaga rag baa leh gudoomiye Alle haku sharfo🙏

10/08/2026

Guul iyo Gobonimo
Kooxdu waxay difaacday sharafta degmada iyo mida kooxdaba
🤝💪

Bismillah Waxaan maanta koopkii gaynay Xarunta Dowlada hoose ee degmada waaciye Waxaa nagu Qaabilay Xoghayaha Degmada Mu...
10/08/2026

Bismillah

Waxaan maanta koopkii gaynay Xarunta Dowlada hoose ee degmada waaciye
Waxaa nagu Qaabilay Xoghayaha Degmada Mustafe Cali Qodax kulanka waxaa ku weheliyay xildhibaanka dhalinyarada xil. Camirte .

Xoghaye Mustafe ayaa bogaadiyay kooxda guushii ay gaartay wuxuuna balan qaaday in ay garab taagantahy Dowladu kooxda .

Sidookle kooxdu waxay ku jirtaa diyaar garow safar ay ku tagi doonto caasimada Garoowe

Bismillah Mahadcelin iyo bogaadinAlxamdulillah Dhalinyaro Hambalyo Guushii qiimaha lahayd aad usoo hoyseen degmada iyo k...
09/08/2026

Bismillah
Mahadcelin iyo bogaadin

Alxamdulillah Dhalinyaro Hambalyo Guushii qiimaha lahayd aad usoo hoyseen degmada iyo kooxdaba .
Guushan ay gaartay Talyaani FC waa mid mudan in si weyn loo xuso, waxaana leenahay: Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo! 🏆👏

Kooxdu Afar kulan ay ciyaartay waa ay wada badisay taas oo muujinaysa in ay kooxdu aad u diyaarsanyd .

Sidoo kale, waxaan bogaadin iyo mahadcelin u diraynaa Kooxda Halgan FC Xida, oo ahayd kooxda ay Talyaani FC finalka kula tartantay. Waxaad muujiseen dadaal, karti iyo ciyaar wanaagsan. Guushu waa hal dhinac, balse ka-qaybgalka iyo tartanka wanaagsan ayaa ah waxa ciyaaraha qiimeeya. 👏⚽

Mahad gaar ah waxaan u jeedinaynaa Kooxda Saxansaxo ee deegaanka Sheerbi, oo si weyn uga shaqeysay abaabulka iyo hirgelinta koobkan. Dadaalkiinna iyo kaalintiinna ku aaddan horumarinta ciyaaraha iyo isku-xirka bulshada waa mid mudan in la bogaadiyo. Mahadsanidiin. 🤝

Sidoo kale, waxaan mahad iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shacabka deegaanka Sheerbi, kuwaas oo garab istaagay tartanka, kana qayb qaatay guusha iyo quruxda koobkan.

Mahadcelin gaar ahna waxaan u diraynaa shacabka degmada Waaciye, oo si diirran oo walaaltinimo leh u soo dhaweeyay Kooxda Talyaani FC, una muujiyay taageero iyo soo dhoweyn aan la ilaawi karin. ❤️🤝

Ugu dambayn, waxaan u mahadcelinaynaa cid kasta oo garab istaagtay Kooxda Talyaani FC, taageerayaashii, maamulka, ciyaartoyda, tababarayaasha iyo dhammaan intii qayb ka ahayd guushan.

08/08/2026

Champions 🔥

08/08/2026

Xamraawi
Laacibkii goal dhalinta ku guulaysay

08/08/2026

Laacibkii koopka
Mowliid Buruuj xidig wayn oo degmada Astaan u ah

08/08/2026

Macalimuu Caaqilka

Galabta iyo Sagal stadium 👀
08/08/2026

Galabta iyo Sagal stadium 👀

Address

Waaciye

Telephone

+252906020842

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talyaani FC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category