Heegan Sports Club

  • Home
  • Heegan Sports Club
Directions Website

Heegan Sports Club Halkaan waa boga rasmiga ah ee ah ee Naadiga Ciidanka Booliska somaliyeed ee Heegan

HEEGAN SC OO GUUL U RAJEEYAY XULKA 17-JIRADA SOOMAALIYA 🇸🇴💙Naadiga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa guul u ...
19/10/2026

HEEGAN SC OO GUUL U RAJEEYAY XULKA 17-JIRADA SOOMAALIYA 🇸🇴💙

Naadiga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa guul u rajeynaya Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirada, kaasoo galabta finalka tartanka CECAFA U17 la ciyaari doona dhiggiisa Uganda.

Heegan SC waxay rajeynaysaa in wiilasha Qaranka ay soo hooyaan guul taariikhi ah oo ay ku farxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

GUUL SOOMAALIYA! 🇸🇴🏆

Heegan SC | Hal Dal, Hal Calan, Hal Himilo 🇸🇴💙

Bandhiga Caaqil ee Xulka 17 jirada ku qimey 1/10🇸🇴👏
17/10/2026

Bandhiga Caaqil ee Xulka 17 jirada ku qimey 1/10🇸🇴👏

🇸🇴🏆 HAMBALYO XULKA QARANKA SOOMAALIYA U17!Naadiga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan SC ayaa hambalyo iyo bogaadin...
17/10/2026

🇸🇴🏆 HAMBALYO XULKA QARANKA SOOMAALIYA U17!

Naadiga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan SC ayaa hambalyo iyo bogaadin u diraya Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano, kaddib markii uu u soo gudbay Final-ka Tartanka CECAFA U17.

Guushan taariikhiga ah waxay farxad iyo sharaf u tahay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, waxayna muujinaysaa dadaalka, kartida iyo hamiga ciyaartoyda da’da yar ee Soomaaliyeed.

Naadiga Heegan SC wuxuu si gaar ah ugu hambalyeynayaa ciyaaryahankiisa Cabdullaahi Bashiir Xaashi (Caaqil), oo ka mid ah xiddigaha xulka qaranka, isla markaana ah kabtan ku-xigeenka Soomaali U17, kaas oo maanta hogaaminayey xulka,

🇸🇴 GUUL AYAAN U RAJAYNAYNAA XULKA 17-JIRRADA SOOMAALIYA! 🇸🇴Waxaan guul u rajaynaynaa xulka qaranka Soomaaliya ee da’dood...
17/10/2026

🇸🇴 GUUL AYAAN U RAJAYNAYNAA XULKA 17-JIRRADA SOOMAALIYA! 🇸🇴

Waxaan guul u rajaynaynaa xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 jirrada, kaas oo maanta la ciyaaraya xulka Rwanda kulan ka tirsan wareegga afar-dhammaadka (Semi-final) ee tartanka CECAFA U-17.

MAANTA OO KALE 2022 🏆🇸🇴Afar sano ka hor, kabtankii xulka qaranka Soomaaliya U17, Cabdulle Cabdullaahi Cabduule, ayaa hog...
15/10/2026

MAANTA OO KALE 2022 🏆🇸🇴

Afar sano ka hor, kabtankii xulka qaranka Soomaaliya U17, Cabdulle Cabdullaahi Cabduule, ayaa hoggaaminayay jiil taariikh cusub u qoray kubadda cagta Soomaaliyeed.

15-kii Oktoobar 2022, xulka qaranka Soomaaliya U17 ayaa ku guuleystay koobka CECAFA U17, kaddib markii ay 3–1 kaga adkaadeen Koonfurta Suudaan.

Maanta, Cabdulle Cabdullaahi Cabdulle weli waa laacib ka tirsan Naadiga Heegan, isagoo ah kabtanka labaad ee kooxda. 💙⭐

Halyey qaran, hoggaamiye Heegan! 🏆💙

CABDULLAAHI BASHIIR XAASHI (CAAQIL) OO LOO XUSHAY SAFKA UGU FIICAN WEJIGA GROUP-YADA TARTANKA CECAFA U17Laacibka Naadiga...
15/10/2026

CABDULLAAHI BASHIIR XAASHI (CAAQIL) OO LOO XUSHAY SAFKA UGU FIICAN WEJIGA GROUP-YADA TARTANKA CECAFA U17

Laacibka Naadiga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan, Cabdullaahi Bashiir Xaashi (Caaqil), ayaa ka mid noqday safka ugu fiican ciyaartoydii ka qayb-gashay wejiga group-yada tartanka CECAFA U17.

Caaqil ayaa bandhig heer sare ah ka sameeyey tartanka, isaga oo door muhiim ah ka qaatay dadaalkii xulka qaranka Soomaaliya ee uu ku gaaray wareegga afar-dhammaadka (Semi-final) tartanka.

Hambalyo Caaqil! 🇸🇴💙

14/10/2026

𝑺𝑼𝑷𝑬𝑹 𝑭𝑹𝑬𝑬 𝑲𝑰𝑪𝑲 ⚽🔥
Caaqil🇸🇴👏

F-T 🇸🇴2-0🇰🇪U17Caaqil difaca dhaxe ee Naadiga  Heegan dhaliyaha goolka labaad ee Xulka 17 jirada Somalia🇸🇴👏🔥
14/10/2026

F-T 🇸🇴2-0🇰🇪U17
Caaqil difaca dhaxe ee Naadiga Heegan dhaliyaha goolka labaad ee Xulka 17 jirada Somalia🇸🇴👏🔥

FULL-TIME | SOMALIA U17 1–1 TANZANIA U17Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa barbaro 1–1 ah la...
12/10/2026

FULL-TIME | SOMALIA U17 1–1 TANZANIA U17

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa barbaro 1–1 ah la galay dhiggooda Tanzania kulankii ugu horreeyay ee tartanka CECAFA U17.

Laacibka Naadiga Heegan SC, Caaqil, ayaa qeyb ka ahaa safka xulka Soomaaliya kulankan.

Naadiga Heegan SC wuxuu u rajeynayaa xulka Qaranka Soomaaliya guul kulamada soo socda ee tartanka.

Caaqil, laacibka Naadiga Heegan SC, ayaa hoggaaminaya safka koowaad ee Xulka Qaranka Soomaaliya U17, ciyaarta ay caawa l...
12/10/2026

Caaqil, laacibka Naadiga Heegan SC, ayaa hoggaaminaya safka koowaad ee Xulka Qaranka Soomaaliya U17, ciyaarta ay caawa la ciyaarayaan dhiggooda Tanzania. 🇸🇴💙⚽

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heegan Sports Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed gym/sports facility?

Share