Indho-Taag

Indho-Taag waxan kaga hadlaya page kaan arima ku sabsan shakhsi ahantayda iyo personal affairs kayga

18/05/2025

πŸ‡ΈπŸ‡³

Waxa galabti afraad la ciyaaray horyalki degmada iskushuban waxana galabta wada ciyaaray labada kooxod oo kala ah Xiddig...
08/07/2023

Waxa galabti afraad la ciyaaray horyalki degmada iskushuban waxana galabta wada ciyaaray labada kooxod oo kala ah

Xiddigaha vs Telecom

Waxayna guushu raacdy kooxda telecom oo ku badisay golal

4:1

Waxa galabti saddexad la ciyaaray koobki horyalka degmada iskushuban waxana galabta fooda is daray labada naadi ee kala ...
06/07/2023

Waxa galabti saddexad la ciyaaray koobki horyalka degmada iskushuban waxana galabta fooda is daray labada naadi ee kala ah
Beeraha vs telecom
Ciyaartuna waxay kuso dhamaty
1:0 ay guushu ku raacdy kooxda beeraha
Hambalyo teamka badiyay teamka laga badiyayna guulban u rajyn kulamada dame

Mahadsnidin

Hello
24/03/2023

Hello

I've just reached 3K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. πŸ™πŸ€—...
24/03/2023

I've just reached 3K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

  khadar ibraahim daahirHambalyo tafatire 1M followers
18/03/2023

khadar ibraahim daahir
Hambalyo tafatire
1M followers

Black and whiteπŸ€πŸ–€
24/02/2023

Black and whiteπŸ€πŸ–€

Hambalyo ocean stars Tarikhda idin xusi donta
12/10/2022

Hambalyo ocean stars
Tarikhda idin xusi donta

Manta oo bishu tahay 17/9/2022 waxa biyo dhan lo sameyay reer badiyaha degan deganada uur caleed waxana iska kashaday bi...
17/09/2022

Manta oo bishu tahay 17/9/2022 waxa biyo dhan lo sameyay reer badiyaha degan deganada uur caleed waxana iska kashaday biya dhankaan gudomyiha degmada Iskushuban mohamud ismacil ciise iyo hayada islamic religion marku kaso labtay biya dhanka bu wuxu booqosho ku so maray deganada halkaaz uu rabay inuu so ogaado xaladaha ka jira deganka barako dharjaale iyo deegano kale

Isbedel donka socda Wadan horumay iyo bulsho horumartyHolkii shirka manta wixii Ka dhacay wala arkayaySadar muqda sual K...
12/05/2022

Isbedel donka socda
Wadan horumay iyo bulsho horumarty
Holkii shirka manta wixii Ka dhacay wala arkayay

Sadar muqda sual Ka dhan.

Khudbadi madax waynaha maxa idin Ka baxy manta

12/05/2022

Address

Garowe

Telephone

+252907768481

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indho-Taag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share