Xiriirka Kubada Cagta Degmada Qoryooley

Xiriirka Kubada Cagta Degmada Qoryooley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xiriirka Kubada Cagta Degmada Qoryooley, Sports, Qoryooley.

🚨Barcelona k**a quusan doonto Julian Alvarez. Kooxda waxay sameyn doontaa wax kasta oo awooddeeda ah si ay ula soo saxii...
30/06/2026

🚨Barcelona k**a quusan doonto Julian Alvarez.

Kooxda waxay sameyn doontaa wax kasta oo awooddeeda ah si ay ula soo saxiixato.

[Fernando Polo]

Achraf Hakimi iyo Morocco ayaa u gudbay wareega 16ka πŸ‘ πŸ”œ
30/06/2026

Achraf Hakimi iyo Morocco ayaa u gudbay wareega 16ka πŸ‘ πŸ”œ

30/06/2026

🚨😳 Matheus Cunha to Japanese player Kento Shiogai after the game: β€œπŸ“ π–πŽπ‘π‹πƒ 𝐂𝐔𝐏𝐒… π˜πŽπ” π’πŒπ€π‹π‹!”, reports Globo βœ‹πŸ½πŸ‡§πŸ‡·

The Japanese player made a strong statement about Brazil before the game:

β€œBrazil used to be very strong, but now? I feel like France are ahead of them. Argentina too. You don’t hear much about Brazil anymore these days” ‼️

30/06/2026

🚨RASMI: Barcelona waxay ciyaari doontaa kulan saaxiibtinimo oo albaabadu u xiran yihiin 24-ka July.

​Waxay la ciyaari doonaan kooxda ka dhisan gobolka Cataloniya ee CE Europa, taas oo ka dheesha heerka saddexaad ee dalka Spain.

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH  -HILAALVS   DAAWASHO WACAN
16/10/2025

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH
-HILAALVS
DAAWASHO WACAN

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH   VS  DAAWASHO WACAN
15/10/2025

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH
VS
DAAWASHO WACAN

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH AL-BURUS VS HORMUUD DAAWASHO WACAN
14/10/2025

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH
AL-BURUS VS HORMUUD
DAAWASHO WACAN

MAANTA WAXAA LA DAAHFURAYAA SACAB CUP DEGMADA QORYOOLEY GALABTA INSHAA ALLAH DAAWASHO WACAN
13/10/2025

MAANTA WAXAA LA DAAHFURAYAA SACAB CUP DEGMADA QORYOOLEY GALABTA INSHAA ALLAH DAAWASHO WACAN

Kooxda PSG oo kulan iskugu jiray awood iyo bandhig qurux badan ku gaartay markii ugu horreysay Final-ka koobka kooxaha A...
10/07/2025

Kooxda PSG oo kulan iskugu jiray awood iyo bandhig qurux badan ku gaartay markii ugu horreysay Final-ka koobka kooxaha Adduunka 2025.

Chelsea maxaa ku dhici kara?

Baashaal uma imaan kulahaa Liverpool ee waa inaan koobab la qaadaa Sanadwalba,Hanjabaad kooxaha Waaweyn Premier league k...
21/06/2025

Baashaal uma imaan kulahaa Liverpool ee waa inaan koobab la qaadaa Sanadwalba,Hanjabaad kooxaha Waaweyn Premier league kusocota

Address

Qoryooley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriirka Kubada Cagta Degmada Qoryooley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share