Jeenyo fc qardho

Jeenyo fc qardho Welcome to the official bage of jeenyo Football Club💙❤️

Congratulations Jamhada Fc oo kuguuleysatay Aun nabadoon liibane cup  🏆🥇
13/12/2025

Congratulations Jamhada Fc oo kuguuleysatay Aun nabadoon liibane cup

🏆🥇

Halkan Wxan Ka Cadaynaa Anigo Ah captanka Kooxda  football club🇷🇺 O ah Kooxdi Ku Guulystay Cup Heerka Labaad Ee [24] Koo...
06/11/2025

Halkan Wxan Ka Cadaynaa Anigo Ah captanka Kooxda football club🇷🇺 O ah Kooxdi Ku Guulystay Cup Heerka Labaad Ee [24] Kooxod aha Markii aan Champions Noqonay Oo La Dalacsiyay Heerka 1aad **Cup Heerka Kowaad Oo Laga Furay Dagamada Ay Ka Mid aheen SabTo ah MaamUlka Cusub Oo Lo Dortay Gobolka Kasoo Dhalinyrdi Kala Jecladay Kana Dhigay Mid Isga Jacylkiisu Ku Xulanyo Cup Sera (A) anagoo haysan Cadayntii Ina kamid Nahy Kooxaha Heerka Kowaad *1aad* Godomiye H**e sports Ayaa waraqad cadaynaysay Inana Kamid Nahy Kooxaha Herka*1aaaad* Na siiyay
**Madaam ay Wxa Fudud aheen inaad 24 kooxod Cup ka dhex qaday
**Halkan Wxan Ka Cadeenaya Sida ay Uga Mid Noqon Tartanka Kooxdaydi (Jeenyo Fc) Ayaa Anigan Uga Tanasulay Ciyaarista Cup*
*[. MadaaaM Cup Ciyaaristiis Ka Tanasulay **Kooxdan Cup Uciyaari Lahaa Dowalada Hoose Wxaan Urajayn Inay Noqdaan Kooxda Ugu Danabaysa Oo Lo SacabtumO Naziip wacan *]

Sadar Muuqda su'aal kadhan

Hadii lagu sheelo waa la isa sheela ' hadii lagu sheelana waa la isaga sheega jeenyo shegitaan uma baahna🤝

-hokoomah🇷🇺🏆

"Every time we play here, we're the only team that can win."Jeenyo fc qardho Kooxda caasimada💛🖤
01/08/2025

"Every time we play here, we're the only team that can win."

Jeenyo fc qardho Kooxda caasimada💛🖤

Maanta oo kale sadex sano kahor🏆💪🇷🇺
13/05/2025

Maanta oo kale sadex sano kahor🏆💪🇷🇺

kooxda Heerka Afaraad Ee Jeenyo fc qardho  ayaa Heshiish wakhti dheer ah Waxay lagashay midkamida Xidigaha Ugu fiican he...
07/09/2024

kooxda Heerka Afaraad Ee Jeenyo fc qardho ayaa Heshiish wakhti dheer ah Waxay lagashay midkamida Xidigaha Ugu fiican heerkaas, isagoo qalinka Kudugey heshiis Gaaraya Ilaa shan sano!

Magaciisa oo sadexan Waa oo kumagac Dheer 🔟

Waxaan Kuleenahay Kooxda Iyo tagerayashuba Kusoodhawoow Gurigaga Cusub Iyo Kooxdada cusub, waxaana Rajaynaynaa Inaad Lagaartid Guulo waa waYn oo
lataaban Karo, Mana tihid Marti, ee waxaa Tahay Ciyaaryahan mid kooxaha ugu wayn qardho hadaysan ahaynba Tan Ugu Wayn!

Waxaana Ugu dambayn Leenahay Mar labaad Iyo mar sadexaadba Sodhawoow!🙌



🇷🇺🦅

 Marka kowaad ilaahay baa mahadi oo dhan usugnaatay, marka xigta waxaan umahadcelinaynaa, dhamaan kooxda jeenyo heer wal...
14/08/2024



Marka kowaad ilaahay baa mahadi oo dhan usugnaatay, marka xigta waxaan

umahadcelinaynaa, dhamaan kooxda jeenyo heer waliba, iyo xidig kasta oo

katirsan , kooxda, waliba waxaa mahad gaar ah leh cidkastoo kasoo qaybgashay,

kulankaan ,ama wax kulahayd abaabulkiisa, waa kumahadsanyihiin.

Marka xigta shalay galab waxaan dheelnay kulan wayn, oo jiilkasta kooxda ah

kasoomuuqatay, haday ahaan lahayeen, Heerka A,B,C, iyo D.

Waxaana laxusaayay midkamida xidiga heerka labaad, oo kasoogaaray dhawac

lugta bidix, waxayna muujiyeen kooxdu dareen geesinimo leh, ay ladareen yihiin Xidig kamida Kooxda!

Waxaan sidookle eebe uga baryaynaa inuu alle caafimada sariica siiyo, uuna

usookabto sidegdeg ah!

Ugu damayntii Waxaan halakan uga mahadcelinaya, labada cabtain oo abaabushay kulankaan.

1. Zadaam Dembelle. (Cabtain)

2. Mohamett Mohamuut Harbi (cabtain)

Abdalla Mahrez 🔋💔

.

Marka h**e waxaa mahad oo dhan usugnaatay, ilaahay Noosuurtagaliyey inaan Sinabada noogu furey Dress Cusub.Marka xigta w...
03/08/2024

Marka h**e waxaa mahad oo dhan usugnaatay, ilaahay Noosuurtagaliyey inaan Sinabada noogu furey Dress Cusub.

Marka xigta waxaa shalay dheelay jiilka heerka afaraad ee kooxda, kuwaas oo

ladheelay Dhigooda Qubbo Fc, kulan Friendly match, kulankaas oo la is mariwayay,

ugu dambayna , kudhamaday barbardhac, golal la,aan ah!.

ugu dambayn Gudiga iyo mamulka kooxda waxaan urajaynaynaa Mustaqbal wanaagsan, iyo Isku duubni.

Kooxda Jeenyo Waa koox wayn, lagana yaqaano Gayiga Puntland oo dhami.

Jeenyo fc qardho Xukuumadu hajirto waligeed🔵🫡🔥

.

HAL XAAFAD, HAL MAGAC HAL NAADI, HAL XUKUUMAD💙🤍.This Is Jeenyo fc qardho 💙🦁💪
20/07/2024

HAL XAAFAD, HAL MAGAC HAL NAADI, HAL XUKUUMAD💙🤍.

This Is Jeenyo fc qardho 💙🦁💪

Burburiyaha saxda ah ee  Kooxda Heerka labaad iyo heerka sadexaad ,  ahna mashiinka wareega ee khadka dhexe   oo kumagac...
14/07/2024

Burburiyaha saxda ah ee Kooxda Heerka labaad iyo heerka sadexaad , ahna mashiinka wareega ee khadka dhexe oo kumagac dheer Mr khiyaano في كل مكان🪄❤️⚽️🏟

Jeenyo fc qardho ❤️💪

.

BISMILAAHI.UGU h**eyn marka h**e ilaahay baa mahad iskaleh marka  xigta  waxaan u ambabaxnay safar dheer aan kumarnay go...
30/06/2024

BISMILAAHI.

UGU h**eyn marka h**e ilaahay baa mahad iskaleh marka xigta waxaan u ambabaxnay safar dheer aan kumarnay gobolada puntland daafaheeda kala duwan, waxaana kala kulanay sadexda waji ee kubada cagta, Guul, guuldaro, iyo barbardhac alx qadarta rabbi inaan kuqanacno waa waaajib Mar waliba.
Waxaan dheelnay kulamo badan:

6games

1guuldaro
2bareejo
3 Guulood.

Waxaana mahad iskaleh Mar sadexaad Allah ii noo suurta gashay inaan baxno anagoo nabad ah, soon noqono anagoo nabad ah.

Waxaana sidookle umahadcelinaynaa cidkastoo nasoo dhawaysay haday ahaan lahayeen kooxihii aan ladheelnay iyo cidkastoo kooxda kamid ah haday ahaan lahayeen macalimin, gudiga nadiga, iyo cabtanada naadiga iyo palayariinta kooxda oo dhan waad mahadsantihiin sidookle k**a maqna cidkastoo natageertay iyaguna waa mahadsanyihiin.

[من لا يشكر الناس لايشكر الله].

Waxaana wadanay hal magac hal xafad hal naadi, ❤️🤍💪

Wabilaahitowfiiq.🙏

Hambaliyada Munaasabadda Ciida.Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaa idin kugu hambalyeyneynaa munaasabadda "Eid’Caafimaad...
16/06/2024

Hambaliyada Munaasabadda Ciida.

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaa idin kugu hambalyeyneynaa munaasabadda "Eid’

Caafimaad iyo Farxad ku Ciida.❤️🩵

Jeenyo football club ❤️💜

Address

Qardho Karkaar Puntland
Qardho

Telephone

+252907959792

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeenyo fc qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jeenyo fc qardho:

Share