Khulafa football club

Khulafa football club kusoo dhowoow pageka saxda ah ee naadiGa facawaYn ee khuLafa Sc πŸ™πŸΏβ€οΈβš½οΈ

Macalinka cusub ee hogaamin doona heerka kowaaad  ee kooxda khulafaa ayaa loo doortay Sakariye Ahmed Mohamed πŸ™πŸΎ
19/06/2026

Macalinka cusub ee hogaamin doona heerka kowaaad ee kooxda khulafaa ayaa loo doortay Sakariye Ahmed Mohamed πŸ™πŸΎ

Dib ugu laabo safki kowaad ee kooxda khulafaa 2019 heerki cera A.Wada jooga ragga wakhtigaa diiday πŸ™πŸΎ πŸ’ͺ🏽❀️❀️
08/06/2026

Dib ugu laabo safki kowaad ee kooxda khulafaa 2019 heerki cera A.

Wada jooga ragga wakhtigaa diiday πŸ™πŸΎ

πŸ’ͺ🏽❀️❀️

Hamplayo our boy Zakariye Abdiqadir jaylaani Adiga iyo degmadaada qardho.Keep going wligaa haka shakin πŸ’ͺ🏽🀷🏽
22/05/2026

Hamplayo our boy Zakariye Abdiqadir jaylaani Adiga iyo degmadaada qardho.

Keep going wligaa haka shakin πŸ’ͺ🏽🀷🏽

28/02/2026
Bismillaah,Kooxda Khulafaa FC waxay farxadda bisha barakaysan ee Soon-qaad si kal iyo laab ah ula qaybsanaysaa bulsho-we...
27/02/2026

Bismillaah,

Kooxda Khulafaa FC waxay farxadda bisha barakaysan ee Soon-qaad si kal iyo laab ah ula qaybsanaysaa bulsho-weynta Soomaaliyeed. Sida caadada noo ahayd, kooxdu waxay bisha ku soo dhoweysay furitaanka Koobka Ramadaanka, si kor loogu qaado firfircoonida xaafadda khulafaa iyo magaalada qardho.
Ugu dambayn, waxaan Eebbe Weyne ka baryaynaa inuu naga aqbalo acmaasha suuban, abaartana ka dul qaado cid kasta oo ay saameysay, dalkana ku mannaysto nabad iyo barwaaqo, hoggaankeenana ku hago kii khayr u horseeda ummadda.

Ramadaan Kariim πŸŒ™

Koobka bisha barakaysan ee xaaafada khulfa heerka 6aad
18/02/2026

Koobka bisha barakaysan ee xaaafada khulfa heerka 6aad

Alxm waa inaad ku qanacda marwalba qoraaalka alleh waad samaysen dadaal wiilashena madaxa kor Ha loo qaado maalin walba ...
20/01/2026

Alxm waa inaad ku qanacda marwalba qoraaalka alleh waad samaysen dadaal wiilashena madaxa kor Ha loo qaado maalin walba ma aha maalintena dhigeena horseed hampalyo idinkana.

Guul wey dambeysa wkhtigiinana waad haysatan boys I.n next cup.

Dhamaad mahadsanidin maamulka qardho I.n waxaan rajaynayna koobkas inuu nabd noogu dhamaado kubada cagtu wa is dhex gal πŸ™πŸΎ

18/01/2026

Marka uu qof Kubada kaagaso horeeyay uu kugu dhaho maanta Adiga qof ka fiican majiro wa dhiirigalin tii ugu miisanka weyneyd.

Cabtain dooli wa mid kamida cabtanadi xaafada so maray kuwii ugu wanaagsana had uusan ahynba number one.

Dhamaad.

Come on boys πŸ™πŸΎ waan samayn karnaNever give up degmada khulafaa ❀️🦁
18/01/2026

Come on boys πŸ™πŸΎ waan samayn karna

Never give up degmada khulafaa ❀️🦁

18/01/2026

Xaafad ka weyn khulafaa πŸ”₯

Address

Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khulafa football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share