Qardho City Club

Qardho  City Club Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qardho City Club, Coach, Qardho.

DIYAARADU BAALAL LA AAN MADUUSHO  WAA LABO GARAB AMA LABADA XIDIG EE AY KU DUUSHO NAADIGA FACA WEYN EE⚽️      🏆 Waxa lag...
18/12/2019

DIYAARADU BAALAL LA AAN MADUUSHO WAA LABO GARAB
AMA LABADA XIDIG EE AY KU DUUSHO NAADIGA FACA WEYN EE⚽️ 🏆 Waxa lagu magacabah AYUUB MURSAL ABDI 11 waxa xidiga kale lagu magacabah UBDIRAXMAAN SAED FAARAX 7 Waxan si gaar ah halkan uga salaameynah MACALINKEENA AMA HALYEYGENA WÌŹŹ SÀÈĎ VJ29 Hanbalyo horay usocda dhalinyaro waxan idinku boorinaynah inad horay usocotan oo aad gaartaan hamigiina marka ishii bunktaay ku bikaacso. ASC F&F

Mansha Allah alxamdulilah waxa maanta oo taarikhdu thy 6/11/2019 Nosoo gabagaboday xafladih furitanka dresska cusub mark...
06/11/2019

Mansha Allah alxamdulilah waxa maanta oo taarikhdu thy 6/11/2019
Nosoo gabagaboday xafladih furitanka dresska cusub marka h**e ilaahey ba mahad iskaleh marka labaad abahayagah ama barbaariyahayaga marna ah macalinkayagah ee mansha allaah. markah anagoh isku duuban waxan idin lenahay guul dhalintah Qardho City Club QCC.
Hadeh ❤ waa dhankinah.

Address

Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qardho City Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category