Gacaltooyo fc

Gacaltooyo fc (*Pageka Rasmiga ah ee Gacaltooyo Fc*)πŸ’ͺπŸ’―
kooxda heerka kowaad ee Gobolka karkaar (Qardho)

13/07/2026

Kooxda heerka kowaad Gacaltooyo fc
Sera A cup πŸ†

Training dayπŸƒβ€βž‘οΈπŸƒβ€βž‘οΈ
23/06/2026

Training dayπŸƒβ€βž‘οΈπŸƒβ€βž‘οΈ

23/06/2026

Master Bruno Muscab Abdirashiid Daahir

Hambalyo Macalinka cusub ee hogaamin doona kooxda heerka kowaad ee  Gacaltooyo ayaa loo doortey Yuusuf Abdulahi farah ga...
22/06/2026

Hambalyo Macalinka cusub ee hogaamin doona kooxda heerka kowaad ee Gacaltooyo ayaa loo doortey Yuusuf Abdulahi farah gacshe πŸ™πŸΎ

Macalin ayaa ah xidig horey uga tirsanan kooxda hadana noqday horjoogaha cusub ee kooxda w
Wuxu ka mid noqon macalinkii 6 aad kooxda hogaamiya tartamo heerka kowaad ah hambalyo mar labad macalin ku soo dhawow gurigaga

Welcome New Coach

18/06/2026

Caawa waxaan ka qayb Galney Qori tuurka tartanka Koobka Heerka Koowaad ee casimada qardho Karkaar, Ee ka furmaya magaalada Qardho. Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan taageerayaasha, maamulka tartanka iyo kooxaha ka qaybgalaya.

Waxaan rajaynaynaa guul iyo tartan Qurx badan iyo bilow qurxoon.

Gameka Afraad : Gacaltooyo fc vs Wadajir fc

Guul insha alh πŸ™

🚨Kooxda Gacaltooyo fc oo Waraaq digniin ah ka soo sartay  kadib ku dhawaad 5 sano oo ay doonayeen inay heerka kowaad u g...
09/06/2026

🚨
Kooxda Gacaltooyo fc oo Waraaq digniin ah ka soo sartay kadib ku dhawaad 5 sano oo ay doonayeen inay heerka kowaad u gudbaan, iyagoo sheegay hadii laga jawaabiyo waayo inay qaadayaan Talaabo dheeriya muusilayeedinu leeyahay gudoomiye sports yuusuf handuul wixii ka dhasha halkaas

08/06/2026

Barcolanta Qardho Gacaltooyo fc
Pass /100
Five star vs Gacaltooyo

Rasmi: ka qaybgalka tartanka heerka kowaad,Kooxda heerka kowaad gobolka karkaar Gacaltooyo fc kooxdu waxay diyaar u taha...
07/06/2026

Rasmi: ka qaybgalka tartanka heerka kowaad,

Kooxda heerka kowaad gobolka karkaar Gacaltooyo fc kooxdu waxay diyaar u tahay inay ka qayb gasho tartanka koopka Sera A gobolka karkar iyadoo ku jirta diyaar garow.

Kooxdan waxay aheyd kooxdii ugu danbeyey timi tartankii ugu danbeyey final si qurx badan uga qaybgashey tartankaas kana waxaan rajeyn in si wanagsan uga qayb gali doona Tartanka heerka kowaad g,karkaar midaas oo kooxdu mudo badan dadaal ugu jirtey inay ciyaarto tartankas kooxo ay isku wakhti ciyaari sidas darted kooxdu waa u diyaar inay ka ciyaarto koobkaas.

Dhamaad

Magic player Hafid leo
03/06/2026

Magic player Hafid leo

Address

Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacaltooyo fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category